Dheeraad Archive

Deg Deg: Kooxo Jihaadistayaal dad 100 ka badan ku haysto gudaha hotel ku yaala caasimada dalka Mali

Waxaa goor dhowayd ay kooxo Jihaadistayaal ah oo aan la ogeyn kooxda ay ka tirsanyihiin weerareen hotelka Radisson Blu Hotel oo ku yaalo caasimada dalka Mali ee Bamako. Kooxahaan oo gaaraya ilaa 10 qofood kuna dhawaaqayay Allahu Akbar ayaa waxa ay marka hore laayeen ilaaladii

Sawirro: Golaha wasiirada XFS oo isku raacay in dib loo furo safaaradihii Soomaaliya ee horay loo xiray

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Cumar Carte, iyada oo goluhu isku raacay in dib loo furo Safaaradihii Soomaaliya ee bishii Luuliyo 2014 Golahihii Wasiiradii ee

Sawirro: Wafdi ka socda Midowga Yurub iyo DFS oo gaaray Baydhaba iyo Koonfur Galbeed oo dhaqaale loogu deeqay

Magaalada Baydhaba oo uu ay horay ugu sugnaayeen raisalwasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliyay  Cumar Cabdirashiid Cali iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirada ayaa waxaa maanta soo gaaray wafdi ka socday XFS iyo Midowga Yurub ayna kala hogaaminayeen wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Xukuumada federaalka Soomaaliya

Sawirro: Wafdigii booqday xaduud beenaadka u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya iyo magaalada Beledxaawo oo war kasoo saaray booqashadooda

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo ka kooban Guddiyada Baarlamaanka ee Difaaca, Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha iyo Guddigga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka saraakiil iyo Khubaro, xubno ka socday Maamulka Jubbaland oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano

Sawirro: Wasiirka warfaafinta oo dalka Kuwait kaga qaybgalay carwo buugaag lagusoo bandhigay

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” iyo wefdi agaasimeyaal ah oo uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Kuwait ayaa maanta halkaasi uga qeyb galay munaasabad lagu daah furayay bandhigga buugaagta oo lagu qabtay xarunta

Sawirro: Dufcadii ugu horeysay ee ciidamada booliska Koonfur Galbeed oo tababar loogusoo xiray magaalada Baydhaba

Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta kumeelgaarka ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa tababarkii ciidanimo loogusoo xiray dufcadii 1aad ee ciidamada booliska Koonfur Galbeed kuwaasoo ay tiradoodu gaaraysay 200 askari. Munaasabada ka dhacday amgaalada Baydhaba oo kusoo aaday sanadguuradii 1aad ee maamulka Koonfur Galbeed

Sawirro: Shirka dibb u heshiisiinta beelaha gobolka Shabeelada Dhexe oo si rasmi ah uga furmay magaalada Jowhar

Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaa Shabeelada Dhexe maanta gaaray wafdi uuu hogaaminayay wasiiru dowlaha arimaha gudaha iyo federaalka xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xiddig ayna ka mid yihiin wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Maxamed Cumar Ceymow,wasiiru dowlaha maaliyadda Maxamed Axmed Nuur iyo xildhibaano

Sawirro: Madaxweynaha KGS oo Baydhaba ka furay Shirka Madasha Wadatashiga doorashooyinka 2016

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu maanta ka furay magaalada Baydhaba Shirka Madasha Wadatashiga doorashooyinka 2016  ayada oo munaasabad lagu furayay Madasha ay ka dhacday hoolka shirarka Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhaba. Munaasabada lagu furayay shirka Madasha Wadatashiga

Sawirro: Kulan looga hadlayay amniga magaalada Baydhaba oo ka dhacay halkaas

Kulan looga hadlayay amniga magaalada Baydhaba iyo isdhaxgalka bulshada ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Kulanka uu soo qaban qaabiyay gudoomiyaha degmada Baydhaba ahna duqa magaalada mudane Cabdullaahi Cali Watiin ayaa waxaa sidoo kale kasoo qaybgalay, taliyaha amniga magaalada

Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha oo si kulul uga hadlay darbiga ay dowlada Kenya ka dhisayso xadka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya

Xubnaha Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha iyo  Federaalka oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka hadleen darbiga Dowladda Kenya ay qorsheyneyso inay ka dhisto xadka ay lawadaagto Dalkeena Soomaaliya, waxayn soo saareen Warsaxaafdeed ka kooban 6-qodob Qodobada War saxaafadeedka ku

Baarlamaanka DFS oo mudo 48 saacadood ah u qabtay in go’aan looga gaaro derbiga ay Kenya ka dhisayso xadka labada dal

Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”  ayadoo goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeennada Koowaad iyo Labaad ee Golaha, waxaana furitaankii kulanka Xildhibaannada loo qeybiyey qaraar ay Guddiyada arrimaha dibadda iyo gudaha

Sawirro: Madaxweynaha DFS oo warqadihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee India usoo magacawday Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jamhuriyadda India wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, HE. Ms Suchitra Durai. Madaxweynaha ayaa u xaqiijiyey Danjiraha cusub in dowladda Soomaaliya ay iskaashi buuxa iyo wadashaqeyn

Hollande calls Paris attacks an ‘act of war’ by ISIL

French President Francois Hollande says the attacks in Paris that have killed 128 people were “an act of war” organised from abroad by Islamic State of Iraq and the Levant (ISIL) group with internal help. A state of emergency has been declared across France

Kooxda ISIL oo sheegatay masuuliyada weeraradii Paris iyo dhimashada oo kor u dhaaftay 150

Wararka ugu dambeeya ee kasoo baxayo weeraradii ka dhacayay magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ayaa sheegaya inay geeridu gaartay 155 halka dhaawacuna marayo 200 qof oo ay 90 kamid ahi xaaladoodu halis tahay. Dhanka kale Dowlada Islaamiga ee Ciraaq iyo Suuriya ayaa sheegatay

Sawirro: Dad badan oo lagu dilay weerar rasaas iyo qarax loo adeegsaday magaalada Paris ee caasimada Faransiiska

Warar hada dhow soo dhacay ayaa waxa ay sheegayaan in qof wato qori AK47 ah uu rasaas la dhacay dad ku sugnaa maqaayad ku taalo magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska ayada oo ay sidoo kalena weeraro kale iyo qaraxyo ku dhinteen 45 qof tiro

Dowlada Islaamiga Ciraaq iyo Suuriya oo laga qabsaday magaalada Sinjar ee waqooyiga Ciraaq

Dagaalyahanada Kurdiyiinta ee Peshmerga oo taageero ka helayo ciidamada cirka Mareykanka ayaa waxa ay la wareegeen magaalada buuraha ku taalo ee Sinjar ee waqooyiga dalka Ciraaq halkaasoo ay mudo sanad ah gacanta ku hayeen dagaalyahanada ISIL. Ciidamada Peshmerga ayaa shalay oo Khamiis ahayd dagaal

Sawirro: Wasiirka maaliyada xukuumada federaalka Soomaaliya oo dalka dib ugusoo noqday kanasoo qayb galay shirar muhiim ah

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dalka dib ugu  soo laabtay kadib  shirar muhiim ah oo uu uga soo qayb galay dalalka Kuwait iyo Sacuudiga. Wasiirka ayaa ugu horayntii ka qayb galay shirkii hor dhaca u ahaa kulankii  ay

Dhegayso: Wasiirka arimaha gudaha XFS oo ka hadlay mowqifka dowlada Soomaaliya ee derbiga ay Kenya ka dhisayso xadka labada dal

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumada federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay in Dowladda marnaba aysan aqbali doonin derbiga ay dowlada Kenya ka dhisayso xuduuda kala qaybiso labada dal gaar ahaan dhul gudaha ugusoo jiro dalka Soomaaliya. Wasiirka

Sawirro: Golaha wasiirada XFS oo maanta meel mariyay heshiis dhanka caafimaadka ah oo ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga

Golaha Wasiriida ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Cumar Carte, waxaana lagu ansixiyay heshiis u dhexeeya Dawladda Soomaaliya iyo Dawladda Turkiga oo ku saabsan iskaashi dhanka Caafimaadka ee labada dal.

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay kulanka Iskaashiga waddamada Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America

Riyadh, November 11, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta iyo Koonfuur America ee ka socdey magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku xusey muhimadda iskaashiga u dhexeeya waddamada Carabta

Maamulka Koonfur Galbeed oo gudoomiye cusub u magacaabay gobolka Shabeelada Hoose+wareegtada

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa lagu magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelada Hoose kaasoo loo magacaabay Ibraahim Aadan Cali ayada oo xilkiina laga qaaday gudoomiyihii hore Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur (Siidii) Magacaabista gudoomiyaha cusub

Qaraxyo lala eegtay madaxweynaha DKS Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo khasaare dad shacab ah kasoo gaaray.

Kolonyo gaadiid ah oo uu la socday madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa qaraxyo labo ah lagula eegtay inta u dhaxeyso degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose iyo weliba magaalada Muqdisho. Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay deegaanka Carbiska gaar

SAWIRRO: KULAN LOOGA TASHANAYEY NOOCA AY NOQONEYSO DOORASHADA 2016 OO KA DHACAY BAYDHABA OO LAYSKU RAACAY QAABKA

  Kulanka  looga tashanayey  doorashooyinka Soomaaliya ee 2016 oo ka dhacay maanta magaalada Baydhabo  ayaa waxaa si wadajir ah usoo qaban qaabiyey mac’hadka doorashooyinka  hanaanka dimuquraadiyada Afrika EISA iyo waliba hay’ada wadahadalka iyo dib u heshiisiinta CRD waxaana looga gol lahaa ogaashada aragtida dadweynaha

Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan xasaasi ah ka yeeshay derbiga ay Kenya ka dhisayso xadka labada dal

Ajandaha kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa ahaa dood kulul oo ay kaga hadleen derbiga ay Kenya ka dhiseyso Xuduudda Soomaaliya, waxaana dooda Mudaneyaasha Baarlamaanku guntooda ay aheyd in xal sharci ah oo siyaasadeysan loo helo joojinta dhismaha derbigan oo gudaha u soo galay Xuduudda

Sawirro: Taliyaha booliska Soomaaliyeed oo booqday xarumo iyo jaamacado wax lagu baro booliska dalka Suudaan

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed sareeye guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo dhowaanahaanba safar shaqo ku joogay dalka Suudaan ayaa waxa uu booqday xarumo iyo jaamacado wax lagu baro booliska dalka Suudaan. Taliyaha oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa lagusoo wareejiyay

Sawirro: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo lagusoo dhoweeyay Turkiga

Xaflad si heer sara ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynaayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed laguna daah furaayay Hay’adda Samadoon foundation ee uu Sheekh Shariif aas aasay ayaa lagu qabtay dalka Turkiga. Xafladda oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga 

Sawirro: Dagaalkii Alshabaab ay ku qabsatay Janaale iyo magacyada+beelaha ay kasoo jeedaan dagaalyahanadii ka geeriyooday Alshabaab

Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay muuqaal iyo sawirada dagaalkii ay kula wareegtay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelada Hoose halkaasoo ay kagala wareegtay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda. Ninka waday gaarigii lagu qarxiyay xerada AMISOM ee Janaale ka hor intii aanay

Sawirro: Wasaarada gaadiidka Koonfur Galbeed oo bilowday bixinta taargooyinka iyo aqoonsiyada gaadiidka

Wasaaradagaadiidka maamulka Konfur-galbeed ayaa maanta si rasmi ah u bilowday bixinta  Taargooyinka iyo aqoonsiga Gaadiidka ka howlgala deegaanada  maamulka uu ka taliyo. Munaasabad furitaan u ahayd  bixinta  Taargooyinka iyo aqoonsiga gaadiidka ka howlgala deegaanada  maamulka  GK uu ka taliyo  oo   ka dhacday wasaarada

Askari boolis Urdun u dhashay oo dilay tababarayaal Mareykan iyo South African ah

Askari ka tirsanaa ciidamada booliska dalka Jordan ayaa waxa uu ku dilay magaalada Camaan ee caasimada dalkaas ilaa 2 tababarayaal Mareykan ah iyo 1 u dhashay dalka Koonfur Afrika ka hor intii aan isna toogasho lagu dilin. Askariga laayay tababarayaasha Mareykanka iyo South African-ka

Muuqaal: Hees cusub oo ka hadlaya wax yeelaynta dhirta. Kooxda Bay Star Band

Kooxda Bay Star Band oo ah ah koox faneed ka dhisan magaalada Addis ababa qayb ahaana ka howlgasha gudaha dalka Soomaaliya ayaa waxa ay soo saartay hees cusub oo ka hadlayso wax yeelaynta dhirta, gaar ahaan jarista geedaha dhuxusha laga shido. Heeska oo uu