Bulshada Archive

CODSI GAAR AH OO KU SOCDA URURKA HAWEENKA GOBOLKA BAY GAAR AHAAN MAGAALADA BAYDHABO

Walaalayaal sida aad ka war qabtaan naadiga NBB wuxuu laga soo bilaabo 08/01/2017 Gurmad Biyo dhaamin ah ka wadaa magaalada Baydhabo, kaamamka barakacayaasha iyo tuulooyinka u dhow magaalada. Intii aan ku guda jirnay biyo dhaaminta waxaan aragnay in dadkeena saboolka ah ee abaartu saameysay

Sawirro: Qaxooti Soomaaliyeed oo dalka dib ugusoo noqday

Qunsuliyadda Soomaalida ee Dalka Yamen oo kaashaneysa Hay’adda Qaxootiga Aduunka ayaa Waxay markale  u fududeeyeen 137 qoys oo ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ah ee Yaman ku sugnaa in ay dalkooda dib ugu soo noqdaan. Qunsulka Safaaradda Soomaaliya Yaman ee Magaalada Caddan oo la hadlay

Muuqaal: Kusimaha madaxweynaha KFGS oo sheegay inay farahooda ka baxday waxyeelada cudurka Shuban biyoodka

Kusimaha madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed ahna wasiirka beeraha iyo waraabka maamulkaas Maxamed Xasan Fiqi ayaa waxa uu maanta ku qabtay magaalada Baydhaba shir jaraa’id oo uu kaga hadlayay waxyeelada cudurka Shuban biyoodka oo dad fara badan ku laayay gobolada Koonfur galbeed gaar ahaan,

Sawirro: Madaxweyne Shariif Xasan oo xariga ka jaray dhismo ay ku shaqayn doonto wasaarada dib u dejinta iyo jaaliyadaha Koonfur galbeed

Munaasabad uu madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed xariga kaga jarayay dhismaha ay ku shaqayn doonto wasaarada dib u dejinta qaxootiga iyo arimaha jaaliyadaha ayaa ka dhacday magaalad Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Dhismaha cusub ayaa waxaa dhistay hay’ada UNHCR taasoo ugu talagashay wasaarada dib

Hambalyo aroos loo dirayo Cabdulqaadir Cabdinuur iyo xaaskiisa Nuurta Cabdiraxmaan Isaaq

Guud ahaan howlwadeenada shabakada war baahinta Baidoa Media Centre iyo maamulka guud ee Baidoa Media Centre waxa ay hambalyo farxad aroos u dirayaan Cabdulqaadir Cabdinuur iyo xaaskiisa Nuurta Cabdiraxmaan Isaaq kuwaasoo arooskoodu uu ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Hadaba waxa ay

NAADIGA BEYZAANIYIINTA BAYDHABA OO DIRAYA BAAQ DEG-DEG AH

Dhamaan Ummadda Muslimiinta Ku: Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed ( Dal iyo dibadba) Ku: Qurba Joogta Koofur Galbeed Soomaliya Ku: Ganacsatada iyo Maal Qabeenada KGS Ku: Aqoonyahanada KGS Ku: Culimada KGS Ku: Ururka Haweenka KGS Ku: Golaha Guurtada Dhaqanka KGS Ujeeddo: Qeylo Dhaan Asalaamu Calaykum dhamaan

Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Abaaraha Ee Dhinaca Khadka Telefonka ee Jaaliyadaha Dibedda KGS.

Waxaa shir dhinaca teleefonka  isugu yimid qaar ka mid ah jaaliyadaha KGS ee Qurbojoogta oo sida, Dalladdda KGS Sweden,  xubno ka tiran jaaliyadaha Mareykanka, Warbaahnta Wadaninews24 , xubno ka tirsan Golaha Badbaadada KGS,  warbaahinta Shacabka KGS TV iyo Xildhibaan Ahmed Mayow Abdulle, oo Shirka Qeyb

Sawirro: Arday ka qalinjebisay jaamacada USS ee magaalada Baydhaba

Xaflad maanta ka dhacday hoolka shirarka Bay Star ee magaalada Baydhaba ayaa waxaa ku qalinjebiyay 45 arday oo mudo 2 sano ah baranayay macalinimada ayaga oo ka baxay kuliyadda waxbarashada jaamacada USS. Xafladda ayaa waxaa kasooq aybgalay hormuudka jaamacada USS prof. Maxamed Cali Kalay,

Sawirro: Go’aanadii Ka Soo Baxay Shir Sanadeedka 2016 ee Dalladda Koonfur Galbeed Sweden ee Magaalada Göteborg, Sweden.

Shir sanadeedka dalladda KGS sweden waxaa ka qeybqaatay sanadkaan 2016 jaaliyadaha KGS ee degen wadanka Sweden, gaar ahaan, magaalooyinka Göteborg, Borås, Falköping, Stockholm, Örebro, Eskilstuna/Västerås iyo Jaaliyadaha Hällaförs iyo Gävle oo ay soo gudbiyeen taageerada Shirka. Shir Sanadeedka Dalladda KGS ee Sweden waxaa looga

Doorashada aqalka hoose ee baydhabo oo dib loo bilaabey.

Doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka soomaaliya oo wajigiisa labaad maanta ka furmey magalada baydhabo ee xaruunta gobalka bay ayaa waxaa kursiga koowaad ka tartamayey illa sedex gabdhood oo kala ah murayo madeer,  xabiibi deerey,  hani maxamed aadan,  waxaana goobjoog ka ahaa wakiilka qaramada midoobe

Sawirro: Prof Cabdalla Cumar Mansuur iyo abwaan Axmed Faarax Cali (Idaajaa) oo lagusoo dhoweeyay magaalada Västerås

Munaasabad soo dhoweyn ah oo ay sameeyeen ururka dhalinyarada Soomaaliyeed ee SUF ee magaalada Västeås ayaa waxaa kasoo qaybgalay qoraaga caanka ah ee Soomaaliyeed ee waxna ka dhiga jaamacada Rome Cabdalla Cumar Mansuur iyo sidoo kale qoraaga kale ee Soomaaliyeed ee caanka ah ahna

1400 oo sano ka hor, ayaa Diinta Islaamku siisay gabdhaha Muslimiinta xaqooda bulsho

Nin walba oo weyn waxaa dhinicisa joogta haweenay qiimo weyn leh. (Beside every great man there’s a great woman. She is beside him. She is with him. Not behind him.)   يَـٰٓأَيُّہَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقۡنَـٰكُم مِّن ذَكَرٍ۬ وَأُنثَىٰ وَجَعَلۡنَـٰكُمۡ شُعُوبً۬ا وَقَبَآٮِٕلَ لِتَعَارَفُوٓاْ‌ۚ إِنَّ أَڪۡرَمَكُمۡ

Sawirro: Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo guul usoo hoyay dalka

Waxaa Magaalada Qaahira lagu qabtay shirka 63aad ee Hay’adda caafimaadka Aduunka WHO qeebteeda BArriga dhexe (EMRO) ka bilaabato 3-6 October 2016. Waxaa shirka isugu yimid in ka badan 25 wasiir caafimaad oo ka kala socday wadamada ku jira Barriga Dhexe iyo wadamada Islaamka iyo

Daawo sawirro dhibaatada tahriibayaasha ku haysato xeebaha Liibiya iyo Talyaaniga

Ayada oo ay dad badani kusoo dhiiradaan inay soo tahriibaan ayaa hadana waxaa sii badanayso dhimashada dadka naftooda kusoo biimeeya bada Medhitareeniyanka gaar ahaan ayaga oo isku dayaya inay soo galaan dalka Talyaaniga si ay ugusii gudbaan dalalka kale ee qaarada Yurub. Tirada dadka

Daawo muuqaal bilicda magaalada Baydhaba

Magaalada Baydhaba oo ka mid ah magaalooyinka ugu waa weyn ee dalka Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyayba sameynaysay soo kabasho dhanka dhaqaalaha iyo weliba dhismooyinka. Magaalada ayaa waxaa kusoo kordhay mudooyinkii ugu dambeeyayba dhismayaal casri ah iyo weliba qaar kale oo qurux  badan ayada

Muuqaal+sawirro: Baydhaba oo si weyn looga xusay maalinta nabada caalamka

Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG maamulka Koonfur galbeed ayaa waxaa maanta si weyn looga xusay maalinta nabada aduunka ayada oo ay kumanaan arday iyo shacab haween u badan socod kusoo mareen wadooyinka magaalada. Munaasabadan lagu xusayay maalinta nabada aduunka ayaa waxaa soo qaban qaabisay

Daawo qaybta koowaad sawirro: Bilicda Baydhaba Janaay

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan idiinsoo gudbinaynaa qaybta koowaad ee sawirro muujinayo bilicda magaalada Baydhaba Janaay oo ee xarunta gobolka Bay anaga oo sidoo kalena haduu Eebe idmo idiinsoo gudbin doona sawirro kale oo muujinayo bilicda Baydhaba iyo wax soo saarkeeda.

Mar dhow la soco wareysi: Hantida Qaranka iyo Heshiisyada la galay maxaa ka dambeyn doona?

Dhamaan akhristayaasheena sharafta leh waxaan la socodsiinaynaa innaan goor dhow usoo gudbin doono wareysiyo xasaasi ah kuna aadan Hantida Qaranka iyo Heshiisyada la galay gaar ahaan kuwa ay galeen dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulada ka jiro dalka Soomaaliya oo ay Somaliland ka mid

Daawo muuqaal madaxweyne Shariif Xasan iyo wafdi dowlada Talyaaniga ka socda oo dhagaxdhigay jaamacada Koonfur galeed

Magaalada Baydhaba waxaa dhowaan lagu dhagaxdhigay jaamacad ay yeelan doonto dowlad goboleedka Koonfur galbeed taasoo la magacbaxday Jaamacada Koonfur galbeed islamarkaasna ay dhisitaankeeda maalgelin doonto dowlada Talyaaniga. Dhagaxdhiga jaamacada ayaa waxaa wada fuliyay madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdiga ka socday dowlada Talyaaniga

Sawirro: Gudoomiyaha degmada Baydhaba iyo kan baarlamaanka KGS oo xariga ka jaray wado dib loo dayactiray

Maanta oo ay tariikhdu tahay 10/8/2016 ayaa gudoomiyaha Barlamanka ahna kusimaha Madaxweynaha Dowlada KGS waxa uu xariga ka jaray wado cusub oo laga hirgaliya magaalada Baydhabo wadadaasoo lagu magacaabo Xanaano Twot taasoo dhererkeedu yahay 3Km. Furitaanka wadada waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha degmada

Agoontii uu ka tagay Maxamed Isaaq Maaxiye (Maanaweel) waxa ay sugaysaa Illaah iyo ummada Soomaaliyeed

Walaalaha Muxsiniinta Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Muxsiniinta Qurbo Joogta kasoo jeeda Baydhabo Janaay waxaan si xushmad,dareen walaalnimo iyo bani’aadamnimo uga codsanaynaa anagoo ku hadlayna magaca NBB in walaalkeena Marxuum Maxamed Isaaq Maahiye oo lagu naaneysi jirey Manaweel oo taariikhdu markey ahayd 7/7/016 Baydhabo

Sawirro: Xaflad lagu taageerayay musharaxa xildhibaan qaran ee Samra Ibraahim Cumar oo ka dhacday Baydhaba

Munaasabad ay ku shaacinaysay musharaxnimadeeda ayay Samra Ibraahim Cumar ku qabatay Magaalada Baydhaba , waxaana kalasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo isugu jiray Wasiiro, Xildhibaano, Agaasimayaal. Waxaa sidoo kale kasoo qeyb galay qaar kamid ah Ururka Haweenka, Odayaal Dhaqameed

Sawirro: Madaxweynaha DFS oo Muqdisho kusoo xiray shirka tacliinta ee dalalka colaadaha kasoo kabanaya

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray shirka dib u eegista tacliinta sare ee dalalka colaadaha ka soo kabanaya oo ay Soomaaliya ka mid tahay kaasi oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka socday ee magaalada Muqdisho. Xafladda lagu soo

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo iyo bogaadi u diray ugaas Xasan ugaas Khaliif oo maanta lagu caleema saaray Beledweyne

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta si rasmi ah loogu caleema saaray magaalada Beled Wayne ee gobolka Hiiraan. “Caleema saarka Ugaas Xasan waa mid muhiim u ah arrimaha dhaqanka

Daawo sawirada munaasabada caleema saarka ugaas Xasan ugaas Khaliif oo Beledweyne ka socota

Waxaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan si toos ah uga socota caleema saarka ugaaska beesha Xawaadle, ugaas Xasan ugaas Khaliif ugaas Rooble kaasoo xilkaas la wareegay sida uu qorayo xeerka ugaasyada beesha Xawaadle kadib markii uu geeriyooday Allaha u naxariistee walaalkiis ugaas Cabdiraxmaan

Sawirro: Beledweyne oo ay wafuud kala duwan kusii qul qulayso iyo caleemasaarka ugaaska Xawaadle oo lagu wado inay halkaasi ka dhacdo

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa kusii qul qulaya wafuud ka kala socoto dowlada federaalka Soomaaliya, baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo weliba dalka dibadiisa iyo gudihiisaba. Wafuuda gaartay Beledweyne ayaa waxaa ka mid ah kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Soomaaliyeed Mahad Cabdalla Cawad,

Sawirro: Odayaasha Koonfur galbeed oo dalbaday in la cadeeyo xasuuqii lagula kacay dad rayid ah oo ku sugnaa deegaanka Wardiile

Odayaasha dhaqanka beelaha Digilmirifle ayaa canbaareeyey 14 qof oo rayid ah oo dhawaan lagu dilay Deegaanka Wardiile ee Gobolka Baay  islamarkaana dowladaha IGAD,dowlada federalka iyo Amisom ugu baaqay in ay  arintaasi soo cadeeyaan  . Kadib markii Odayaasha dhaqanka Beelaha Digilmirifle ay ka qaybgaleen kulan loogu tacsiyadeynayey

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 27-aad ee Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degay magaalada Kigali ee caasimadda Jamhuuriyadda Rwanda, halkaa oo uu kaga qeybgalayo Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa shirka Midowha Afrika ka sokow waxaa uu ka qeybgeli doonaa Shir

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Sida uu Mareykanku ugu taami jiray inuu oomiyo beeraleyda Soomaaliyeed!!

Bisha Janawari 1976 dii ayaa wuxuu Madaxwayne Siyaad shiriyay Xubnihii Golaha Sare , waxaa laga xaajoonayay Xaashi Sir Culus ahayd oo laga  dusiyay Xafiiska Laanta Beeraha Adduunka ( FAO ) ee fadhigeedu yahay Roma , Talyaaniga, warqadda waxay sheegtay inay Dawladda Maraykanka doonayso inay

Daawo muuqaal u diyaargarowga Ciida iyo magaalada Baydhaba

Magaalada Baydhaba oo ka mid ah magaalooyinka ugu waa weyn dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka socoto diyaargarowga loogu jiro maalinta Ciida. Hadaba wariyaheena magaalada Maxamuud Timacade ayaa waxa uu inoogasoo diray halkaas warbixin ku aadan sida ay dadku iskugu diyaarinayaan Ciida isaga oo soo