Tahniyadaha & Tacsiyadaha Archive

Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo reer Maxamed Aadan Xabashow oo uu aabahood Maxamed Aadan Xabashow ku geeriyooday

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaa anagoo ka tiiraayeysan halkan Tacsi uga direynaa Walaalkeen Bashir Mohamed Adan (Xabashow) iyo dhamaan qoyska reer Adan iyo Reer Cabdi Hadamo geeridii naxdinta lahayd ee saaka ku timid Marxuum Mohamed Adan ( Xabashow) oo ah Bashir aabihiis

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka tacsiyeeyay dadka ku geeriyooday Qaraxa maanta Argagixisada ay ku laayeen dadka maatada ah. Sidoo kale Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya ayaa caafimaad u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay Qaraxan oo dhamaantood ah

Hambalyo aroos loo dirayo Cabdulqaadir Cabdinuur iyo xaaskiisa Nuurta Cabdiraxmaan Isaaq

Guud ahaan howlwadeenada shabakada war baahinta Baidoa Media Centre iyo maamulka guud ee Baidoa Media Centre waxa ay hambalyo farxad aroos u dirayaan Cabdulqaadir Cabdinuur iyo xaaskiisa Nuurta Cabdiraxmaan Isaaq kuwaasoo arooskoodu uu ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Hadaba waxa ay

Tacsi oo dirayo dhamaan reer Xaaji Maxamed Nuur oo uu aabahood ku geeriyooday magaalada Addis abeba

Jaaliyada Soomaaaliyeed ee magaalada Wesbaden ee dalka Jarmalka gaar ahaan; Xasan Maxamed Idiris Malaaq Mustaf  Cali Xasan Maxamed Cabdi Maxaed (Kabaay) Maxamed Sheekh Maxamednuur Ibraahim Cabdiraxmaan Xasan Ibraahim Cabdulqaadir Xasan Suubiye (Cagoole) Cabdirisaaq Muuse Bood boode Xasan Ibraahim Aadan Nimco Axmed Maxamed Samsan Maxamed

Baidoa Media Centre oo tahniyad dhalasho farxad leh u dirayso wariye Yaasir Xadaad iyo xaaskiisa oo ay gabar ugu dhalatay magaalada Baydhaba

Guud ahaan maamulka iyo howlwadeenada shabakada warbaahinta Baidoa Media Centre, dhamaan qoysaska reer Xadaad Cabdalla iyo reer Xasan Cumar iyo asxaabtooda ayaa waxa ay tahniyad dhalasho u dirayaan wariye Yaasir Xadaad Cabdalla iyo xaaskiisa Deeqo Xasan Cumar oo ay gabari ugu dhalatay magaalada Baydhaba

Tacsi loo dirayo guud ahaan reer Maxamed Nuur oo ay hooyadood ku geeriyootay Addis ababa

Hadaba dadka kala ah: Xasan maxamed Idiris Mustaf Xuseen Cai Cabdicasiis Dhegacade Aadan laftagareeen Cabdulqaadir Sheekh Abubabakar Caalin Hilowle Xasan Cali Xariimow Abuukar Sheekh Cabdullaahi Cabdulqaadir Axmed Maxamed (Chief Sagaarey) Dr Cumar Cabdiraxmaan Naciimo Maxamed Axmed Dhamaan dadkani iyo kuwa kale oo fara badan

Maamulaha labaad ee Afgaay Technology iyo marwadiisa oo uu wiil ugu dhashay dalka Holland

Maamulaha labaad ee shirkada Afgaay Technology It design Maxamed Ibraahim Cali iyo marwadiisa Faadumo Ibraahim Xuseen ayaa waxa uu wiil ugu dhashay magaalada Heerenveen ee dalka Holland taariikhdu markay ahayd 02/08/2016 wiilkaas oo loo bixiyay Xamsa Maxamed Ibraahim. Hadaba warbaahinta Baidoa Media Centre iyo

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Jeneral Cabdiraxmaan Warsame Cilmi

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee S/ Guuto Cabdiraxmaan Warsame Cilmi “Caare”. Marxuumka oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho, ayaa ka mid ahaa saraakiisha sare ee

Tahniyad dhalasho farxad leh oo loo dirayo Xasan Maxamed Idiris iyo xaaskiisa oo uu wiil ugu dhashay dalka Jarmalka

Magaalada Wesbaden ee dalka Jarmalka ayaa waxaa 21kii bishaan June uu wiil ugu dhashay ex-xildhibaan Xasan Maxamed Idiris iyo marwadiisa Nimco Maxamed Axmed, wiilkaas ayaa loo bixiyay Cabdicasiis Xasan Maxamed, hadaba waxaa tahniyad dhalasho farxad leh u dirayo dadka magacyadoodu ay hoos ka muuqdaan.

Madaxweynaha oo shacabka uga tacsiyeeyay geerida ku timid dhalinyaro Soomaali ah oo tahriib ugu socday Yurub

Istanbul, 18 April 2016: Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo doon ay la qalibantey xilli ay ku sii jeedeen qaaradda Yurub. “Innaa Lillahi wa Innaa Ileyhi Raajiicuun.

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Waldo

Muqdisho: Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Waldo. ‘’Innaa Lillahi wa Inaa ileyhi raajicuun. Waxaan qoyska , ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed la qeybsanayaa

Dallada Koonfur Galbeed ee Sweden oo tacsi u dirayso reer Sheekh Maxamed Hargeysa

Dhammaan gudiga dhexe ee Dalladda KGS Sweden iyo dhamaan jaaliyaddaha KSG ee Sweden, waxa ay tacsi u dirayaan Jamiila Sheikh Mohamed Hargeisa  oo  ah Gudoomiye Kuxigeenka Dalldda Koonfur Galbeed ee Sweden, oo walaalkeeda Nuuni Sheikh Mohamed Hargeisa, maanta 28 February 2016, ku geeriyooday qaraxyadii

Dallada Haweenka Horumarinta Saxaafada Soomaaliya Oo Cambaareeysay Falka Lagu Dilay Allaha U Naxariistee Wariye Hindiya

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN DALADA HAWEENKA HORUMARINTA SAXAAFADA SOOMAALIYA ayaa uga tacsiyeeyay Dhamaan bahda saxaafada gaar ahaan eheladi iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigeeda xilli ay

Innaalilaah Wa inaa Illahayhi raajicuun, Dr. Xuseen Waaberi oo ku geeriyooday magaalada Xuddur

Innaalilaah Wa Inaa Illayhi raajicuun naf kastaba waxa ay dha dhamin doontaa mowdka waa sida Eebe SWT inoogu sheegay Quraankiisa kariimka ah,  Allaha u naxariistee waxaa saakay sabaxnimadii ku geeriyooday magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool Dr Xuseen Cabdi Mamayow ( Xuseen Waaberi) oo ahaa dhakhtarka

Innaalilaah wa inaa Illayhi raajicuun, Daahir Samaraano oo ku geeriyooday magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay

Inaa Li Laah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun Daahir Samaraano oo kamid ahaa dhalinyerada Baydahbo kana mid ahaan jirey cayaartooydii Magaaladaasi ayaa saaka salaad subax kadib ku geeriyoodey Baydhabo . Allaha U Naxriistee Daahir Ayaa Geeridiisa timid kadib markii waayahaan dambaba yera xanuunsanayey, Allaha u

Dallada Koonfur Galbeed Ee Sweden oo tacsi u diraysa qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii AUN marxuum Sheekh Cumar Ibraahim

SYDVÄSTSOMALISKA RIKSFÖRBUNDET I SVERIGE (SRS) DALLADDA KOONFURGALBEED EE SWEDEN TACSI – MARXUUM SHEIKH OMAR IBRAHIM                                                          

Dallada Koonfur Galbeed Sweden oo hambalyo dhalasho u dirayso Maxamed Yuusuf iiyo xaaskiisa Sacdiyo Cusmaan Gaabow oo uu wiil ugu dhashay magaalada Gävle

Waxaan halkaan hambalyo dhalasho farxad leh ugu diraynaa  Mohamed Yusuf (Mohammed-Deeq)  oo ah Gudoomiyaha Jaaliyaddda Digil Mirifle ee Gävle, ee dalka Sweeden iyo Xaaskiisa, Sacdio Cusmaan Gaabow  oo shalay 17 September 2015,saacadda markey 02:00 saxdii dhexe uu wiiil ugu dhashay Magaalada Gävle ee Sweden.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tacsiyadeeyay dilkii xildhibaan Cabdullaahi Xuseen Maxamuud (Baantuu)

Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdullaahi Xuseen Maxamuud (Bantu) oo kooxo hubeysan ay maanta ku dileen magaalada Muqdisho. “Innaa Lillaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun.

Gudoomiyaha Dallada Koonfur Galbeed ee Sweden oo u dirayo tahniyad dhalasho farxadeed qoyska Mukhtaar Cali Cabdiraxmaan oo uu wiil kusoo biiray

”Anigoo ku hadlaayo magaca  Midowga Jaaliyadaha KG Sweden, Denmark , Jarmalka, iyo gaar ahaan kan Dalladda Koonfur Galbeed ee Sweden  waxaan halkaan hambalyo ugu dirayaa Mukhtaar Ali Abdirahman (Mukhtar Borow)  oo ka tirsan gudiga dhexe ee  Jaalliyadda Koonfur Galbeed ee Denmark iyo xaaskiiisa Habiibo

Tahniyad dhalasho farxad leh.

Anigoo ku hadlaayo magaca dhammaan Jaaliyaddaha hoos yimaada Dallada KG Sweden iyo keeygaba waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa Ahmed Isack iyo Xaaskiisa  Cadeey oo gabar ugu dhalatay maanta  25 May 2015 magaalada Skövde ee Sweden. Maasha Allah maamma Cadeey iyo gabadha nagu soo biirtay labadaba wey