Opinions Archive

MOWLOW MACBUUDKA MANAARADDA MASAAJIDKAADA MEEL NOO SAAR

Allaha xaqa lagu caabudo ayaa mahad leh, Ammaan oo dhan isaga ayay u sugnaatay, qofkuu hannuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Allah (SWT) ayaa ummad weliba deggaan gaar ah ku beeray oo lagu garto. Waxa uu maqaalkeygan ku socdaa intii

BI’I WAAYE BASHIIROW ROOB BANAADIR KA DA’AY KOONFUR GALBEED MAKU HARAAD BAXDAA?

Baxnaanshihii Oraahdow Aabihii Agoontow, Beer iga fogaadow kolkey xaajo biliqdee burgashee la kala baxo kii loo baxsanayow. Salaan buuro ahaaneed aan kugu bogaadshee Baxsanow Bashirow ma nabad baa. Adigiyo bahdii kale AGOONTII NBB siday tihiin, Baryo samo ma joogtaan? Baxsanow Bashirow, bilowgii kalgacalkaba beryo

Waxqabadka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee X. F. Soomaaliya: Mudane Maxamed A. Ibraahim (Farkeeti) – Qaybta 1aad

Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) waa siyaasi Soomaali Australiyan ah, dhashay 2dii July 1964. Wuxuu Shahaadada loo yaqaano MBA ka qaatay Jaamacadda Culuumta ee Malaysia sanadkii 1996. Mr. Farkeeti waxuu ka soo jeedaa gobollada Koonfur Galbeed ee Soomaaaliya. Afar sano ka dib markii uu

SAWIRRO: RABBIYOW DADKEYGA KA DHIG UL IYO DIIRKEED

Allaha xaqa lagu caabudo ayaa mahad leh, Ammaan oo dhan isaga ayay u sugnaatay, qofkuu hannuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Waxaan maanta qallinka u qaatay inaan dadkeyga, gaar ahaan reer Baydhabo ugu baaqo in bishan barakeysan fadligeeda bir mageydada

Dr Gary Miller: Saynisyahankii islaamka qaatay. By: C/risaq Maxamed xuseen ( ina xuseen dheere)

Dr Gary Miller waxaa uu aad iyo aad u xiiseeyaa cilmiga sayniska iyo weliba xisaabaadka. Waa xisaabyahan aad u baara oo u dabagala wax walba oo caqliga geli kara ( logics). Dhalashadiisu waa reer Kanada, waxaana uu wakhti dheer ka mid ahaa wadaadada fidiya

Puntland maxaa ka qaldamay maxayse tabaneysaa, maxaase laga tabanayaa. Maqaal

Maqaalkani waa run ka hadal ee ma ahan mid cid gaar ah lagu weerarayo. Xaqiiqda Puntland: Puntland waa maamul goboleed ka tirsan jamhuuuriyadda federaalka Soomaaliya, waa maamul amni ahaan in badan ka fiican koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya , waxa ay deris la tahay maamulada