Sports Archive

Sawirro: Maxamed Faarax oo 10,000 mitir ee cayaaraha Olombikada Rio ku guulaystay inkastoo uu mar kufay

Oradyahanka Maxamed Faarax oo kasoo jeeda dalka Soomaaliya balse haysta dhalashada dalka Ingiriiska ayaa xalay taariikh ka dhigay magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil oo sanadkaan martigelinayso cayaaraha Olombikada caalamka. Maxamed Faarax ayaa ku guulaystay oradka 10,000 m tobanka kun ee mitir markii

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan aad iyo aad ugu kalsoonahay inaad guul ka soo hoyin doontaan ciyaraha Olimbikada adduunka ee RIO 2016”

(Villa Somalia). Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliye, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka qeyb-galeysa tartanka Olimbikada adduunka ee RIO 2016 oo lagu qaban doono dalka Brazil. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Sawirro: Soomaaliya oo diyaargarow ugu jirto ciyaaraha Olombikada caalamka ee Brazil ka furmaya

Iyadoo dhowaan dalka Brazil gaar ahaan magaalada Rio de janeirio  uu ka furmi doono ciyaaraha Olympicda aduunka oo afartii sano mar la qabto isla markaana ay bilaabatay tagitaanka ciyaaryahanadii ka qeybgali lahaa tartaankaas, waxaana Soomaaliya ugu qeybgali doono tartankaas labo ciyaaryahan. Maryan Nuux Muuse

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xulka Puntland guddoonsiiyay koobka horyaalka dowlad goboleedyada dalka

Muqdisho, 26 July 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta si rasmi ah u soo gabagabeeyay tartankii cayaaraha dowlad goboleedyada ka dhisan dalka oo magaalada Muqdisho ka socday. Waxaa uu Madaxweynaha koobkii horyaalnimada ee kubadda cagta ee tartankaasi uu

Sawirro: Maamulka Koonfur galbeed oo casho sharafeed sagootin ah u sameeyay kooxda kubbada cagta Koonfur Galbeed

Kulankan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan Mamulka Koonfur Galbeed waxaa uu ahaa mid lagu sagootinayey kooxda Kubadda cagta Koonfur Galbeed oo dhowaan ka qeyb gali doona tartanka Isporti ee loo qaban doono Maamul Gobaleedyada Dalka kaasi oo dhowaan ka qabsoomi doono

Real Madrid Oo Ku Guuleysatay Koobkeedii 11aad Ee Champions League

   Waxaa dhacday Cayaar aad iyo aad u xiiso badan oo leysla dhaafi waayay bar bar dhac 1 iyo 1 ah,tasoo ahey finalka Champions League oo dhex martay kooxaha, reer Spain ee ka wada dhisan caasimada Madrid, waa Real Madris VS Athletic Mdrid. Ciyaartaas ayaa  ka

Sawirro: Ciyaar xiiso badan oo maanta ka dhacday garoonka Dr Ayuub ee magaalada Baydhaba

Cayaar aad u xiisa badan oo kubbada cagta ah ayaa waxa ay maanta ka dhacday garoonka Dr Ayuub ee magaalada Baydhaba. Cayaarta ayaa waxa ay dhex martay kooxaha xaafadaha Abow Asharow iyo Cadaada ee magaalada Baydhaba ayada oo uu maamulka magaalada soo qaban qaabiyay.

Louis van Gaal Oo Laga Ceyriyay Man united

Kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa shaqada ka ceyrisay macalinkooda reer Holand, Ee Louis Van Gaal. Waxana lagu wadaa in shqadaas loo magacaabo macalinkii hore ee Chelsea, Jose Mourinho. Vangaal ayaa shaqada laga joojiyay iyada oo qandaraaskiisa kooxda ay ka harsan tahay,hal sano. Kol sii

Pep Guardiola oo oohin ooda jabsaday

Kulan leysku riiqmay oo dhex maray kooxaha reer Germany ee Byern Munchen Vs Brusia Doetmond ayey isla dhaafi waayeen bar bar dhac eber iyo eber ah. Waqti dheeri ah oo lagu darayna wey is mari waayen, ugu danbeyntii waxaa loo dhigay gool ku laad ama

Sawirro: Xaafadaha Isha iyo Wadajir ee Baydhaba oo ay cayaar xiiso badan dhex martay

Cayaar aad u xiiso badan ayaa waxa ay dhex martay xaafadaha Isha iyo Wadajir ee magaalada Baydhaba,  ayada oo ay cayaartaasi kasoo qaybgaleen masuuliyiin iyo dadweyne xiiseeya cayaaraha kubbada cagta. Cayaarta ayaa ka dhacday garoonka kubbada cagta ee Dr. Ayuub Sheekh Yarow ee magaalada

Barcelona Oo Xili Ciyaareedkii Labaad Oo Xidhiidh Ah Ku Guulaystay La Ligaha

Kooxda Barca ayaa xili ciyaareedkii labaad oo xiriir ah ku guuleysatay koobka horyaalka Spain ee La ligaha Iyadoo marti u aheyd kooxda Granada. Kooxda Barcelona guusha ay gaartay waxey uga mahadcelineysaa laacibkooda reer Uruguay ee Suares isaga oo kulankaan dhaliyay sedexley. Kooxda Barcelona ayaa markii

Chelsea Oo Qandaraas Hal Sano Ah U Soo bandhigtay kabtan Terry

Mudaaharaadyo ay wadeen jamaahiirta kooxda Chelsea ayaa mud badan socday ayaga oo dalbanayay in qandaraaska loogu kordhiyo kabtankooda John Terry. Kaasoo kooxda Chelsea soo joogay mudo ku dhow 20 sanadood laakiinn maamulka kooxda ayaa usoo bandhigay qandaraas uu hal xili ciyaareed kale kooxda kusii haynaya.

Klose oo Axada macsalaameyn doona Lazio

Weereryahanka 37 jirka ah ee reer Germany ee Miroslov Klose ayaa u dheeli doona kulankiisi ugu danbeeyay, kooxda ku cayaarta gegida Caalamiga ah ee Olympic stadium ee Laizio. Weeraryahanka reer Germany ayaa dhaliyay xili ciyaareedkan serie A lix gool oo kaliya, Iyada uu kusoo bilowday un 13

Muxuu Lionel Messi Ku Yiri Goolhayaha Espanyol.

Lama oga laakin laacibka reer Arjantiin iyo kooxda Barca ayaa aflagaado u geystay goolhayaha kooxda Espanyol, intii ay socotay kulankii ay Barca camp nou, kusoo dhaweysay taas oo Barca ay 5 gool iyo waxba ku xasuuqday kooxda Espanyol. Sida lagu qoray EcoDiario.es Messi waxa uu ku yiri

Barcelona Oo Camp Nou Si Xun Ugu Xasuuqday Espanyol, iyo Suárez Oo Laba Gool Dhaliyay,

Barcelona ayaa Camp Nou ku soo dhawaysay kooxda ay dariska yihiin isla markaana ay sida wayn u xifaaltamaan ee Espanyol kulan si wayn loo sugayay isla markaana la sugayay saamaynta uu ku yeelan doono tartanka La Ligaha. Saddexda kooxood ee La Ligaha ugu sareeya

Liver pool oo iska xadirisay finalka Europa League

Koxda LIver Pool oo garonkeda ku marti gelisay koxda reer spain ee Villa Real Labada koxood ayaa soo bandhigay cayaar wanagsan oo mdba ay manka ku haysay in ay guleysato.Daqiqadii 7aad ayaa wxa gool iska dhaliyay cayaryahanka Villa Real Ee lagu magacabo Bruno Soriano lkn

Maxaa kala heysta caawa kooxaha Liverpool Vs Villarreal

Kooxda Liverpool ayaa caawa saacada markey tahay 9:5 waxay garoonkeda Anfield stadium kusoo dhaweyn doontaa kooxda Villarreal ee  ka dhisan dalka Spain. Iyadoo markii hore Liverpool looga soo badiyay gool iyo waxba, hadaba kooxda Jürgen klopp maka aarsan doontaa oo ma usoo bixi doontaa finalka Europa league,

Real Madrid oo iska xadirisay Finalka Champions League

Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa garonkeda Santiago bernabeu kusoo dhweysay kooxda kubada cagta ee Manchester City.Iyada oo labada koxodba ay radinayeen guul Si ay mid waliba u noqoto mid iska xadirisa, Finalka Champions League ee ka dhici doona garoonka San siro ee magaalada

Cyartoyda Leicester city oo farxad darted ku sigtay

Cayartoyda koxda Leicester CIty ayaa si waali ah u dabaaldagay iyaga iyo taageerayashoda. Iyagoo maleysan kari wayay horyalka ay markodi ugu horeysay ku guleysteen. Tagerayaasha  ayaa waxey cayaarta kala socdeen dhalooyin waweyn oo wadooyinka loogu xeray halka cayaartoyda kooxda ay cayaarta ku daawanayeen guriga weeraryahankooda Vardy.

DEG-DEG: Rashford Oo Ku Guuleystay Xidiga Da’yarka

Da’yarka Marcus Rashford ayaa loo doortay 18 sano jirkii ugu fiicnaa kooxda Manchester United xili ciyaareedkaan kadib qaab ciyaareedkiisii cajiibka ahaa ee uu ku soo bandhigay kooxda 18 sano jirada, 21 jirada iyo kooxda waa weyn ee United. Rashford ayaa abaalmrintaan ka qaaday Alex

Claudio iyo kooxdiasa Leicester kaftan magalaan

Kadib waqti dheer oo ay soo halgameen oo cidina aysan kuba xisaabtamin in ay horyaalka qaadi karaan. Kooxda Chelsea waxa ay macalinkoodii hore ka caawiyeen in uu horyaalka u qaado koxda Leicester City waayo kubada cagtu waa wax waliba ka filo. Waxa uu baal dahab

Sawirro: Magaalada Baydhaba oo lagu qabtay tartan orod 5.1km ah oo ay ka qayb galeen saraakiisha UNSOM, AMISOM IYO KOONFUR GALBEED

Magaalada Baydhaba ayaa waxaa lagu qabtay tartan orodo ah oo ay ka qayb galeen saraakiil ka kala socotay dowlada Koonfur Galbeed, xafiiska siyaasada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM iyo weliba ciidamada AMISOM sector III. Tartanka oo ahaa mid is dhex gal iyo kor

Sawirro: Tartankii kubada cagta ee ka socday Baydhabo oo soo geba-geboobay

Waxaa garoonka kubada cagta magaalada Baydhabo Kusoo geba-geboobay tartankii  lagu tartamayey  koob loogu magacdaray xoojinta hab-nololeedka iyo wada-noolaanshaha kaas oo loogu talagalay soo dhoweynta iyo isdhexgalka Soomaalida qaxootiga ku ahaa dibada oo dib ugu soo laabtay dalka iyo bulshada deegaanka. Tartanka koobkan ayaa waxaa maal-geliyay

Sawirro: Tartan kubadda cagta oo ka furmay Magaalada Baydhabo Maanta

Tartan aad u xiiso badan oo loogu tala galay soo dhoweynta iyo is dhexgalka dadka qaxootiga ka soo laabtey iyo bulshadii marti-gelisay ayaa manta ka furmay degmada Baydhabo ee xarunta G/Bay. Tartanka oo ay ka qeyb-qaadanayaan 8 kooxood oo ka dhisan magaalada ayaa halkudhigiisu

Sawirro: Kooxda iskuulka Macmuur ee magaalada Baydhabo oo ku guulaysatay

Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay lagusoo gaba gabeeyay tartan xaga kubbadda cagta ah oo u dhaxeeyay iskuulada magaalada. Tartanka oo ay kasoo qaybgaleen inta badan iskuulada magaalada ayaa waxaa ku guulaystay kooxdii ku tartameysay magaca iskuulka Macmuur. Gaba gabadii tartanka ayaa waxaa

Sawirro: Tartan cayaareed kubbadda cagta ah oo lagu maamuusayo cayaaryahan Cabdulaahi Beynax Yuusuf oo Baydhabo ka bilowday

Waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ka furmay tartan cayaareed kubbadda cagta ah oo u dhaxeeya naadiyada ka dhisan magaaladaas. Tartan cayaareedkaan kubbadda cagta oo lagu maamuusayo cayaaryahan Cabdullaahi Beynax Yuusuf oo horay ugusoo cayaaray xulkii gobolka Bay iyo kii qaranka Soomaaliyeed ayaa