Author Archive

Sawirro: Siminaar ku aadan la tashiga dadweynaha ee qabyo qoraalka sharciga dowladaha hoose ee KG oo Baydhabo ka socda

Waxaa maalintii labaad ka socda maanta magaalada Baydhabo siminaar ku saabsan la tashiga dadweynaha ee qabyo qoraalka sharciga dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed. Siminaarka oo ay soo qaban qaabisay wasaarada arimaha gudaha iyo maamulada dowladaha hoose ee Koonfur galbeed ayaa waxaa ka

Sawirro: Weerar ka dhacay xarunta baarlamaanka UK ee magaalada London iyo dad ku dhintay

Nin watay gaari madow ayaa waxa uu jiirsiiyay dad ku lugeynayay buundada Westminster oo ku taalo meel aad ugu dhow xarunta baarlamaanka dalka Ingiriiska. Weerarka ayaa inta la hubo waxaa kuu geeriyooday 5 ruux oo uu ka mid ahaa ninkii falka geystay iyo weliba

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya

Madaxweynaha Jahuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo uu ku joogi doono booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo 3 maalmood. Madaxweynaha waxaa gegida diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ku soo

Akhriso liiska wasiiru dowlayaasha xukuumada cusub iyo beelahooda. Cadaalada Khayre iyo Farmaajo

Ayada oo uu madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo helay taageerada ummada Soomaaliyeed in badana uu ka hadlay in cadaalada uu dalka ku maamulayo soona doortay raisalwasaare aanay cidna ka hor imaan oo ay xildhibaanada BFS codka kalsoonida wada siiyeen ayaa hadana waxaa muuqato in madaxweynaha

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada iyo masuuliyiin kale

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay masuuliyiin cusub oo ka mid noqonaya maamulka Madaxtooyada Soomaaliya. Xilalka la magacaabay waxaa ka mid ah Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Soomaaliya, Agaasimeyaal kale iyo la taliyaal. Halkaan  ka Akhriso magacyada masuuliyiinta la magacaabay. 1. Abuukar Daahir Cismaan, Agaasimaha Guud

Sawirro: Akhriso magacyada Golaha wasiirada oo goor dhowayd lagu dhawaaqay

Waxaa goor dhowayd lagu dhawaaqay Golaha wasiirada cusub ee xukuumada Soomaaliya ayada oo uu raisalwasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre khudbad uu jeediyay ka hor ku dhawaaqista wasiirada cusub uu ku sheegay in wasiir kastaba lala xisaabtami doono lana xisaabin doono hantidiisa.

Ending famine in Somalia, the Turkish way

As Somalia faces yet another famine, donors should learn from the successful aid model Turkey employed in the country. Jerome Jarre’s viral hashtag, #TurkishAirlinesHelpSomalia, was yet another attempt to draw worldwide attention to the famine in the Somali peninsula, but the Somali people are

War-saxaafadeed: Raisalwasaaraha XFS oo dalbaday in mudo dib loo dhigo doorashada madaxweynanimo ee Galmudug

Raiisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay in ay ka dhici doonto Galmudg wuxuu kulamo wadatashi oo isdabajoog ah kala layeeshay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada Galmudug, sida: Hoggaanka Galmudug, Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug qaarkood, Xildhibaanda

Sawirro: Dagaal xoogan oo dhexmaray ciidamada Koonfur galbeed iyo kuwa Alshabaab iyo qasaare ka dhashay

Ciidamada booliska gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo kaashanaya kuwa dowlada federaalka Soomaaliya ee gobolka Bay ayaa waxa ay weerar ku qaadeen deegaanada u dhexeeya magaalooyinka Baydhaba iyo Qansaxdheere ee ay Alshabaab haysteen. Dagaal xoogan oo halkaas ku dhexmaray ciidamada iyo dagaalyahanada

Sawirro: Madaxweynaha Kenya oo booqasho qarsoodi ah kusoo gaaray magaalada Dhoobley ee dalka Soomaaliya

Madaxweynahah dalka Kenya ahna taliyaha ciidamada khalabka sida ee Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta oo Sabti ah booqasho kusoo gaaray magaalada xadka ku taalo ee Dhoobley oo ay ciidamada Kenya ee qaybta ka ah AMISOM saldhig ku leeyihiin. Uhuru Kenyatta ayaanan booqashadiisa kusoo wargelin

Naxdin: Sawirro: Soomaali qaxooti ah oo ku la’atay dooni ay saarnaayeen kadib markii la duqeeyayu

Doon ka shareecatay xeebaha dalka Yemen kunasii jeeday dalka Suudaan ayaa waxaa duqeyn ba’an u gaysatay diyaarad nooca qumaatiga u kacda ah oo uu nooceedu yahay Apache halkaasoo ay ku dhinteen qaxooti badan oo Soomaali ah oo saarnaa diyaarad. Naaquudaha doonta oo lagu magacaabo

Daawo sawiradii ugu horeeyay ee saldhiga militari ee Turkigu uu ka dhisanayo Soomaaliya iyo wasiir Diini oo booqday

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer ku tagey xarun ay u dhiseen Dawladda Turkigu Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku taalla deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho. Waxana ay xaruntani soo saari doontaa Saraakiil loo tababarey qaabka casri ah. Dhismaha

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo kulan kula qaatay Muqdisho xoghayaha arimaha dibada Ingiriiska Boris Johnson

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Faraamjo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay  Xog-hayaha Arrimaha Dibedda dowladda Britian oo ay ka wada hadleen Iskaashiga labada dalka iyo taageerada dowladda Ingariiska ee Soomaaliya. Kulanka madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xog-hayaha Arrimaha Dibedda Britian

Maxkamada Midowga Yurub oo u ogolaatay shaqo bixiyayaasha inay mamnuucaan Xijaabka

Maxkamada Midowga Yurub ayaa u ogolaatay shaqo bixiyayaasha inay ka mamnuuci karaan goobahooda shaqada Xijaabka iyo calaamadaha kale ee diiniga ama siyaasada muujinaya. Inkastoo ay maxkamadu mamnuucday xirashada dhamaan calaamadaha diiniga ama muujinaya urur siyaasi ah ayaa ujeedada ugu weyn waxa ay tahay Xijaabka

Sawirro: Raisalwasaaraha Soomaaliya oo salaad roob doon ah kaga qaybgalay magaalada Muqdisho

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, wasiirka wasaaradda Diinta iyo Owqaafta C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Gudoomiyaha Gobalka Banaadir, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ayaa maanta Dadweyne Badan Salaada Roob doon ah kula dukaday Banaanka

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu baaqay toddobaadkaan ALLE bari iyo Roob doon

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Farmaajo, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay Toddobaadkaan gudihiisa sameeyeey isu soo baxyo ALLE bari iyo Roob doon ah. Madaxweynaha JFS, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehliyaan Wasiirrada Warfaafinta, Diinta, guddoomiyaha gobolka Banaadir, agaasimeyaal ka socda wasaaraha qaar

CODSI GAAR AH OO KU SOCDA URURKA HAWEENKA GOBOLKA BAY GAAR AHAAN MAGAALADA BAYDHABO

Walaalayaal sida aad ka war qabtaan naadiga NBB wuxuu laga soo bilaabo 08/01/2017 Gurmad Biyo dhaamin ah ka wadaa magaalada Baydhabo, kaamamka barakacayaasha iyo tuulooyinka u dhow magaalada. Intii aan ku guda jirnay biyo dhaaminta waxaan aragnay in dadkeena saboolka ah ee abaartu saameysay

Sawirro: Dowlada Kuwait oo deeq raashiin ah gaarsiisay qoysaska ay cudurka Shuban biyoodka iyo abaarta iskugu darsameen ee deegaanada Awdiinle iyo Goofgaduud Buurey

Masuuliyiinta konfur galbed wey ka Go,an tahay Ugargaarida Dadka Tabaaleysan Maamulka degmada Baydhabo Ayaa maalintii Shanaad Isbuucaan Gudihisa waxa ay ku Tageen Deegaanada Awdiinle Iyo Goof Gaduud Buurey Halkaasi Oo ah Labada Goobood Ee uu Halista badan Uu ku hayo Xanuunka Shuban Biyoodka,,,,,Maamulka Xarunta

Xaflad lagu taageerayay raisalwasaare Xasan Cali Khayre dhaqaalana loogu ururinayay abaaraha Soomaaliya oo ka dhacday magaalada Västerås ee dalka Sweden

Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qaybgaleen dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Västerås ee dalka Sweden ayaa halkaas ka dhacday. Xafladda oo lagu taageerayay raisalwasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre dhaqaalena loogu ururinayay dadka Soomaaliyeed ee ay abaartu  waxyeelaysay ayaa

Sawirro: Suxufi ka tirsan TVga UNIVERSAL oo qarax loogu xiray gaarigiisa ku dhaawacmay

Farsamo yaqaan ka tirsan tvga UNIVERSAL qaybtiisa Muqdisho ayaa waxa uu dhaawac kasoo gaaray qarax loogu xiray gaari yar oo uu watay xili uu kusii jeeday goobtiisa shaqada. Farsamo yaqaanka dhaawaca uu soo gaaray ayaa lagu magacaabaa Cabdixamiid Maxamed Karzaay waxa uuna gaariga la

Ciidamo gadoodsan oo maanta xiray wadooyinka qaar magaalada Muqdisho

Ayada oo ay waxx yar un jirto dowlada madaxweyne Farmaajo welina uusan raisalwasaaraha dalka soo magacaabin xubnaha ka mid noqonaya golihiisa wasiirada ayaa waxaa durba bilowday gadood ay sameynayaan ciidamada dowlada Soomaaliya qaybtooda gobolka Banaadir. Ciidamada gadoodsan ayaa ka cabanaya mushaar la’aan waxa ayna

Madaxweynaha maamulka Puntland oo u amba baxay dalka Imaaraadka Carabta beeniyayna wararka la sheegayo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabddiweli Maxamed Cali ”Gaas” ayaa u amba baxay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta halkaasoo lagu wado inuu masuuliyiinta dalkaas kulan kulasoo yeesho. Madaxweyne Gaas ayaa ka hor intii uusan u amba bixin Imaaraadka Carabta sheegay inaysan waxba ka jirin wararka dhowaanahaanba

Sawirro: Madaxweynaha JFS oo la kulmay safiirka Jarmalka u qaabilsan dalalka Soomaaliya iyo Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Jermalka u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Safiirka Jermalka u qaabilsan dalalka Soomaaliya iyo Kenya Ambassador Jutta Frasch, ayaa ka wada hadlay sidii dib loogu soo nooleyn lahaa

Sawirro: Sii hayaha wasiirkaa gaashaandhiga Soomaaliya oo booqasho ku tagay xerada Damaayo oo uu dib u dhis ku socdo

Sii-hayaha  Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kormeer howlleed ku tagay xerada Ciidanka ee Damaayo oo ku taala degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Xerada ayaa waxaa dhisme xoogan oo dib loogu howlgalinayo ka wada Dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta. Wasiir Diini

Sawirro: Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo booqday Baydhaba

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Antonio Guterres ayaa waxa uu booqasho ku tagay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay isaga oo halkaas ay kusoo dhoweeyeen madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo masuuliyiin kale. Antonio Guterres, xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo iyo Guterres oo wadajir bulshada caalamka ugu baaqay ka qeyb-galka gurmadka abaaraha Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Xog-yaha guud ee Qaramada Midoobey iyo wefdi uu hoggaaminayo oo yimid magaalada Muqdisho. Antonio Guterres Xog-hayaga guud ee Qaramada Midoobey markii uu yimid Muqdisho, waxaa soo dhoweeyey wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya kaddibna  uu kulan gaar ah la

Warbixin: Doorashada Soomaaliya oo ay ki baxday aduun lacageed oo dhan 21 milyan oo dollar.

Doorashooyinkii Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee ka dhacay Gobolada dalka, gaar ahaan xarumaha maamul goboleedyada ayaa waxaa ka soo xarootay lacago fara badan. Hadaba waxaa halkan idinku soo gudbineynaa baaritaan ay sameysay warbaahinta Goobjoog ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho:- Lacag Ka Badan 21

Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo reer Maxamed Aadan Xabashow oo uu aabahood Maxamed Aadan Xabashow ku geeriyooday

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaa anagoo ka tiiraayeysan halkan Tacsi uga direynaa Walaalkeen Bashir Mohamed Adan (Xabashow) iyo dhamaan qoyska reer Adan iyo Reer Cabdi Hadamo geeridii naxdinta lahayd ee saaka ku timid Marxuum Mohamed Adan ( Xabashow) oo ah Bashir aabihiis

Sawirro: Qaxooti Soomaaliyeed oo dalka dib ugusoo noqday

Qunsuliyadda Soomaalida ee Dalka Yamen oo kaashaneysa Hay’adda Qaxootiga Aduunka ayaa Waxay markale  u fududeeyeen 137 qoys oo ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ah ee Yaman ku sugnaa in ay dalkooda dib ugu soo noqdaan. Qunsulka Safaaradda Soomaaliya Yaman ee Magaalada Caddan oo la hadlay

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay baxda saxaafada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay ee dalka iyo ururrada ay ku midaysanyihiin suxufiyiinta. Madaxweynaha oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa sheegay in warbaahinta madaxa bannaan ay kusoo