Sawirro: Sheekh Mukhtaar Roobow oo mar kale dib u qaatay shahaadada musharaxnimo

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo ka mid ah musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada maamulka Koonfur galbeed ayaa waxaa maanta dib loogu cusbooneysiiyay shahaadadiisa musharaxnimo oo uu horay u qaatay.

Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa waxa uu horay u qaatay shahaadada musharaxnimada doorashadii lagu waday inay dhacdo 17 bishaan November taasoo dib loogu dhigay 5/12/2018 sidaas darteedna ay qasab noqotay inuu mar kale soo cusbooneysiisto shahaadadiisa.

Magaalada Baydhaba ayaa waxaa ka socda ol’ole xoogan oo dhanka doorashada ah ayada oo ay jirto kala xod xodasho xildhibaanada ah.

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh