Sawirro: Akhriso isku aadka dalalka ka qaybgalaya Koobka kubadda cagta aduunka ee sanada 2018 ee Russia

Xafladda lagaga dhawaaqayay isku aadka kooxaha kubbada cagta aduunka ee ka qaybgalaya Koobka aduunka ee sanada 2018 kana dhici doona dalka Ruuskha ayaa lagu qabtay magaalada Moscow.

Xulalka adag ee isku groupka noqday ayaa waxaa ka mid ah Portugal iyo Spain oo ku wada jiro groupka B halka kooxaha Nigeria iyo Argentine isku group noqdeen.

Xulka Brazil oo ah xul adag ayaa waxa uu ku group noqday kooxaha dalalka Switzerland, Serbia iyo Costrica.

Soccer Football – 2018 FIFA World Cup Draw – State Kremlin Palace, Moscow, Russia – December 1, 2017 General view of the draw displayed REUTERS/Kai Pfaffenbach

Hoos ka akhriso sida ay kooxuhu iskugu aadeen.

Group A

  1. Russia
  2. Saudi Arabia
  3. Egypt
  4. Uruguay

Group B

  1. Portugal
  2. Spain
  3. Morocco
  4. Iran

Group C

  1. France
  2. Australia
  3. Peru
  4. Denmark

Group D:

  1. Argentina
  2. Iceland
  3. Croatia
  4. Nigeria

Group E:

  1. Brazil
  2. Switzerland
  3. Costa Rica
  4. Serbia

Group F:

  1. Germany
  2. Mexico
  3. Sweden
  4. Korea Republic

Group G:

  1. Belgium
  2. Panama
  3. Tunisia
  4. England

Group H:

  1. Poland
  2. Senegal
  3. Colombia
  4. Japan

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh