Akhriso Golaha wasiirada Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay Golaha wasiirada maamulkiisa kuwaasoo ka kooban 47 wasiir iyo kuxigeenadooda kuwaasoo kala ah 20 wasiir, 20 wasiir kuxigeen iyo 7 wasiirudowlo.

Madaxweyne Waare ayaa ka codsaday xildhibaanada baarlamaanka maamulkiisa inay ansixiyaan wasiirada uu soo magacaabay.

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh