Akhriso: War-murtiyeed kasoo baxay shirkii maamul goboleedyada ee Kismaayo

 

Waxaa goor dhowayd soo baxay war-murtiyeedkii la wada sugayay ee shirka madaxda maamul goboleedyada dalka uga socday magaalada Kismaayo.

War-murtiyeedka oo ka kooban 16 ayaa waxaa ka mid ah in la dhisay Gole midaynaya maamul goboleedyada oo sanadka koowaad loo doortay gudoomiye iyo kuxigeen madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Hirshabeele Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Maxamed Cabdi Waare.

Hoos ka akhriso war-murtiyeedka oo dhameystiran:

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh