Dhegayso afhayeenka madaxtooyada Koonfur galbeed oo aan ka wareysanay xaalada Mukhtaar Roobow

Waxaan qadka teleefoonka magaalada Baydhaba kula xiriirnay afhayeenka madaxtooyada Koonfur galbeed Nuuradiin Yuusuf Abuukar Gacma kaasoo inooga warbixiyay wadahadalada u socda dowlada federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur galbeed oo isku dhinac ah iyo weliba Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo dhinaca kale ah.

Hoos ka dhegayso wareysiga.

 

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh