Daawo+Sawiro:Meesha Ugu Quruxda badan Baydhabo Iyo Dhalinta Oo Damaashaad u aada

Xarun loogu magacdaray Xarunta agoonta oo dhowaan laga hirgeliyay duleedka magaalada Baydhaba ayaa waxaa maalin kasta u dalxiis tago dhalinyarada magaalada maadaama ay xaruntu ay tahay goob aad usoo jiidasho badan.

Inta badan dhalinyarada ayaa u damaashaad taga xarunta xiliga ugu jawiga wanaagsan maalintii maadaama ay xaruntu leedahay jardiimooyin iyo dhir ay ubaxyo ka midyihiin oo soo jiidasho leh.

Sawir Qaade+Qore+Wariye:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh