Sawirro: Raisalwasaaraha Soomaaliya oo u dalxiis tagay deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada hoose

Raisalwasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan raisalwasaare kuxigeenka Soomaaliya, madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, madaxweyne kuxigeenkiisa, wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa booqasho ku tagay deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose.

Raisalwasaaraha ayaa waxaa si weyn usoo dhoweeyay dadka deegaanka Goobweyn oo uu raisalwasaaruhu marxabeeyay.

 

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh