Dhageyso:Ganacsatada Degmada Xudur Oo Kahadley Xaalada Ganacsi Degmadaasi

Ganacsatada Ku Nool Degmada Xudur Ee Xarnta Gobolka Bakool Ayaa Kahadley Sida Ay U Sameysay Lacagta Shilinka Soomaaliga Oo Isticmaalkiisa Laga Joojiyey Degmada Beledweyne Ee Gobolka Hiraan.

Gudoomiyaha Ganacsatada Degmada Xudur Wardheee Axmed Cabdi warka Ayaa Kahadley Xaaladaasi Ganacsi Ee Xiligaani Ka Taagan Degmada Xudur.

Gudoomiyaha ayaa Waxaa Uu Sheegey In Xiligaani Degmada Xudur  Ay U Baahan Tahay In Wadooyinkeeda Loo Furo Si Ganacsiga Degmada Beledweyne Ugu Maarmaan.

Gudoomiyaha Ganacsatada Degmada Xudur ayaa Qadka Telefoonka Ugu warmey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (ateera)

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh