Sawirro: Sida looga ciiday magaalada Västerås ee dalka Sweden

Waxaa si weyn looga ciiday magaalada Västerås ee dalka Sweden ayada oo ay guud ahaan Muslimiinta kuu dhaqan magaalada iyo magaalooyinka yar yar ee ku hareeraysan kusoo wada tukadeen garoonka ABB Arena ee magaalada.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada iyo hareeraheeda ayaa ayaduna qayb ka ahayd dabaaldega ciida ayada oo salaada ciida kadib ay dadku iskugu marxabeynayeen curashada bisha Shawaal iyo dhamaadka bisha Ramadaan.

Hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa qaar ka mid ah sawirada salaadii ciida ayada oo aan dhowaana idiin soo gudbin doono muuqaalada salaamaha ciida ee ay dadku u dirayaan qoysaskooda, asxaabtooda iyo guud ahaan ummada Muslimka ah ee caalamka.

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh