Akhriso war kasoo baxay dowlada Soomaaliya oo looga hadlayo kooxda Al-saaciduun Bil xaq

Kadib markii ay dhowaan soo shaac baxday koox isku magacawday Al-saaciduuna Bil-Xaq iskuna sheegtay inay diinta dadka ugu baaqayso mudo 40 sano ahna waday baaritaan ayaa waxaa tallaabooyin looga hortagayo kooxdani soo saaray maamul goboleedyada Somaliland iyo Puntland ayada oo ay ugu dambeyntii dowlada federaalka Soomaaliyeed war kasoo saartay kooxda.

Hadaba waxaan idiinsoo gudbinaynaa qoraalka kasoo baxay wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta dowlada Soomaaliya ee ku aadan kooxdda Al-saaciduuna Bil-xaq.

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh