Tahniyad aroos oo loo dirayo Cusmaan Cabdi Maxamed iyo Raxmo Ibraahim Macallin Nuur oo uu arooskoodu ka dhacay Baydhhaba

Waxaa halkaan tahniyad aroos ka dirayo dadka kala ah,

  1. Ayeeyo Faadumo Maxamuud Ibraahim
  2. Aabe Xaaji Ibraahim Macalin Nuur oo loo yaqaano (Dr. Mulla)
  3. Hooyo Shamso Cali Ibraahim
  4. Adeer Cabdulqaadir Macalin Nuur (Daada)
  5. Adeer Cabdirashiid Macalin Nuur (Eng. Cabdirashiid)
  6. Adeer Mukhtaar Maxamed Xasan
  7. Adeer Muxudiin Maxamed Ibraahim
  8. Drs. Binti Macalin Nuur
  9. Eeddo Batuula Macalin Nuur
  10. Eeddo Maano Macalin Nuur
  11. Eeddo Xaawo Suleymaan Maxamed
  12. Eddo Khadiijo Weli Xasan
  13. Xaawo Macalin Daahir (Xaawo Caddey)
  14. Farxiyo Ibraahim Macalin Nuur (Farxiyo Siman)
  15. Ruqiyo Ibraahim Macalin Nuur (Boqoradda)
  16. Faadumo Ibraahim Macalin Nuur (Faadumo Qaali)
  17. Nimco Ibraahim Macalin Nuur (Nuuraay)
  18. Xamdi Ibraahim Macalin Nuur (Halsan)
  19. Ikhlaas Ibraahim Macalin Nuur (Ifka)
  20. Juweyriyo Ibraahim Macalin Nuur (Quruxleyda)
  21. Xaawo Ibraahim Macalin Nuur (Honest)
  22. Maariya Ibrahim Macalin Nur (Maria Bella)
  23. C/raxman Ibrahim Macalin Nur oo loo yqano (daacad)
  24. Khaalid Ibraahim Macalin Nuur
  25. Zaynab Ibrahim Macalin Nuur oo loo yaqano (suurut)

Dhammaan dadka aan kor kusoo xusney waxey tahniyad Aroos ah  u dirayaan Arooska iyo Aroosada Boqorka iyo Boqoradiisa Cusmaan Cabdi Maxamed oo loo yaqaano Ajmi Cadde iyo gacalisadiisa Raxmo Ibraahim Macalin Nuur oo loo yaqano Raxmo happy oo uu arooskooda ka dhacay magaalada Baydhabo gaar ahaan xaafada Mursal tariikhdu markay. Dhamaan inta tahniyada arooska diraya waxa ay leeyihiin isku waara oo ubad qayr qaba kala hela, guurkiina guur qayr, gurigiina guri nagi Guulow ka yeel. Hadaynu nahay Baidoa Media Centre waxaan leenahay, Aamiin, Aamiin Aamiin.

Baidoa Media Centre

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh