Hambalyo meher: Xuseen Xasan Axmed iyo Najma Sheekh Maxamed oo uu maanta meherkoodu ka dhacay magaalada Nairobi

Anaga oo kala ah, Aabe Xasan Axmed Cabdiraxmaan (Xariimow), hooyo Xabiibo Cabdi Isaaq, hooyo Luul Cabdi Kamaal, Maxamed Mukaram, Maxamed Qaliil Maxamed, Casiiso Maxamed, Sucaado Maxamed, Faadumo Fiile, Cabdifitaax Ibraahim, habaryar Batuulo, adeer Maxamuud Sheekh, hooyo Muraayad Cawad Cabdi.

1. Cabdicasiis Maxamed Axmed (Dhegacade)

2. Wasiir Cabdicasiis Laftagareen

3. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Axmed (Dhegacade)

4.  Faadumo Maxamed Axmed (Dhegacade)

5.Miski Malaaq Xasan Cumar

6. Xabiibo Malaaq Xasan Cumar

7. Sacdiyo Maxamed Axmed (Dhegacade)

8. Maryan Isaaq Xasan Cumar

9. Maxamuud Maxamed Axmed (Dhegacade)

10. Faadumo Maxamed Axmed (Dhegacade)

11. Xasan Ibraahim Boolis

12. Raaxo Ibraahim Boolis

13. Aamino Mustaf Sheekh

14. Xareedo Ibraahim Boolis

15. Cabdifitaax Maxamed Axmed (Dhegacade)

16. Nadiifo Xasan Cumar

17. Aamino Xasan Cumar

18. Faadumo Maxamed Axmed (Dhegacade)

19. Luul Maxamed Axmed (Dhegacade)

20. Maxamed Xuseen Goole

21. Cabdifitaax Sheekh Cabdiraxmaan

22. Deeqo Maxamed Maxamuud

23. Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud

24. Liibaan Maxamed Maxamuud

25. Cabdisalaan Maxamed Isaaq

26. Cali Aadan (Young)

27. Cabdifitaax Mahad Cabdiraxmaan

28. Salaad Maxamed Maxamuud

29. Cumar Maxamed Maxamuud

30. Mustax Maxamed Maxamuud

31. Safiyo Xasan Maxamed Nuur

32. Maryan Mustaf Sheekh

33. Cali Dhaqane Cabdi
34. Aadan Xasan Cumar

Dhamaan waxaan hambalyo meher u diraynaa Xuseen Xasan Axmed (Xusni) iyo Najma Sheekh Maxamed oo uu meherkoodu ka dhacay maanta oo Axad ah taariikhduna tahay 02.04.2017 magaalada Nairobi.

Waxaan Eebe SWT uga baryaynaa inay noqdaan kuwii soo dedejiya guurkooda gurigoodana lagu nasto laguna nagaado. Aamiin.

 

Baidoa Media Centre

 

 

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh