Hambalyo aroos loo dirayo Cabdulqaadir Cabdinuur iyo xaaskiisa Nuurta Cabdiraxmaan Isaaq

Guud ahaan howlwadeenada shabakada war baahinta Baidoa Media Centre iyo maamulka guud ee Baidoa Media Centre waxa ay hambalyo farxad aroos u dirayaan Cabdulqaadir Cabdinuur iyo xaaskiisa Nuurta Cabdiraxmaan Isaaq kuwaasoo arooskoodu uu ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay.

Hadaba waxa ay howlwadeenada Baidoa Media Centre iyo maamulka guudba u rajeynayaan lamaanahaan is doortay inay noqdaan kuwo isku waara kalana hela wiil iyo caano gabar iyo caano guurkooduna uu noqdaa mid ay farxadi ka buuxdo.

Sidaas darteed Baidoa Media Centre waxa ay u cayaaraysaa lamaanaha is doortay heesta Aroos ee fanaanka Cawaale Aadan.

Baidoa Media Centre

One Response

  1. Mohamed Abdirahman

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh