Sawirro: Goobta lagu qabanayo doorashada madaxweynaha oo si weyn loo diyaariyay

Waxaa hadda aad loo diyaariyay goobta lagu qabanayo doorashada madaxweynaha oo ku taala xarunta ciidanka cirka ee Afisyooni.

Sidoo kale waxaa magaalada Muqdisho laga dareemayaa diyaar garowga doorashada, iyadoo ammaanka si wayn loo adkeeyay.

Ciidammada dowladda ayaa xiray haatan inta badan wadooyinka magaalada Muqdisho xili duqa Muqdisho uu horay u sheegay maalinta doorashada ay dhacayso iyo maalinta ka horaysa in magaalada oo dhan ay xirantahay.

 

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh