Daawo xildhibaan Cabdulqaadir Shacbaan oo ka hadlayo mooshinka laga keenay madaxweyne Shariif

Waxaan idiinsoo gudbinaynaa wareysi uu TVga Kalsan la yeeshay xildhibaan Cabdulqaadir Shacbaan kaasoo ka hadlayo mooshin ay ka yeesheen xildhibaano iyo ergadii wax kasoo dhistay dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya kuwaasoo ku eedeeyay madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan wax qabad la’aan.


Add a Comment