Sawirro: Arday ka qalinjebisay jaamacada USS ee magaalada Baydhaba

Xaflad maanta ka dhacday hoolka shirarka Bay Star ee magaalada Baydhaba ayaa waxaa ku qalinjebiyay 45 arday oo mudo 2 sano ah baranayay macalinimada ayaga oo ka baxay kuliyadda waxbarashada jaamacada USS.

Xafladda ayaa waxaa kasooq aybgalay hormuudka jaamacada USS prof. Maxamed Cali Kalay, kusimaha madaxweynaha Koonfur galbeed ahna wasiirka beeraha iyo waraabka Maxamed Xasan Fiqi, gudoomiyaha degmada Baydhaba Cabdullaahi Maxamed Cali Watiin, wasiiro, waalidiin iyo masuuliyiin kale.

qalin-jebin7qalin-jebin5 qalin-jebin8 qalin-jebin10 qalin-jebin9 qalin-jebin qalin-jebin2 qalin-jebin4 qalin-jebin3 qalin-jebin7

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh