Sawirro: Xildhibaanada lagasoo doorto Koonfur galbeed oo Baydhaba shahaadooyinka xildhibaanimo loogu qaybiyay

Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhaba ayaa waxaa shahaadooyinkooda xildhibaanimo lagu gudoonsiiyay xildhibaanada lagasoo doortay deegaanada Koonfur galbeed.

Shahaadooyinka ayaa waxaa si wadajir ah u bixiyay gudoomiyaha baarlamaanka Koonfur galbeed Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna iyo gudiga doorashooyinka Koonfur galbeed.

Dhanka kale wariyaha shabakada Baidoa Media Centre ee magaalada Baydhaba Maxamuud Ibraahim Timacade ayaa waxaa shahaado sharaf gudoonsiiyay gudiga doorashooyinka Koonfur galbeed ayada oo shahaadadaasna uu ku muteystay qaybta weyn ee uu ka qaatay soo gudbinta wararka doorashooyinka xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya qaybtooda Koonfur galbeed.

20161217_17425620161217_175818 20161217_175458 img_9872 img_9876 img_9880 img_9884 img_9889 img_9895 img_9936 img_9945 img_9933 img_9930 img_9919 img_9926 img_9904 img_9902 fowsiyo sareedo xildhibaano img_9903 img_9929 20161217_183813

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh