Tacsi oo dirayo dhamaan reer Xaaji Maxamed Nuur oo uu aabahood ku geeriyooday magaalada Addis abeba

Jaaliyada Soomaaaliyeed ee magaalada Wesbaden ee dalka Jarmalka gaar ahaan;

Xasan Maxamed Idiris

Malaaq Mustaf  Cali Xasan

Maxamed Cabdi Maxaed (Kabaay)

Maxamed Sheekh Maxamednuur

Ibraahim Cabdiraxmaan

Xasan Ibraahim

Cabdulqaadir Xasan Suubiye (Cagoole)

Cabdirisaaq Muuse Bood boode

Xasan Ibraahim Aadan

Nimco Axmed Maxamed

Samsan Maxamed Xaaji

Cali Maxamed Yarow

Sheekh Cali Sheekh Ibraahim

Cabdicasiis Maxamed Cabdinuur

Ibraahim Maxamed Khayr

Shariifo Ibraahim CabdiraxmaanTacsi1

Bile  Axmed Caliyow iyo jaaliyada Koonfur galbeed ee dalka Sweden gaar ahaan, gudoomiyaha dallada jaaliyadaha Koonfur galbeed ee Sweden Cabdulqaadr Sheekh Abukar (Unishef)  Cabdulqaadir Axmed Maxamed (Chief Sagaarey) Aadan Laftagareen, Caalin Hilowle Xasan, Nimco Isaaq, Dr. Cumar Aadan Cabdiraxmaan,, Cabdulqaadir Suudaani, Faadumo Karyare, Cabdicasiis Dhegacade, Cali Xariimow, Faadumo Isaaq Gacamey, Abuukar Sheekh Cabdullaahi,  Isaaq Cali Jimcaale, Cali Isaaq iyo dad kale oo fara badan waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan reer Xaaji Maxamed Nuur oo uu aabahood Xaaji Maxamed Nuur Xasan Cali shalay oo ay taariikhdu ahayd 18/11/2016 ku geeriyooday magaalada Addis abeba ee dalka Itoobiya gaar ahaan xaafada Addisafar.

Tacsida ayaa waxaa loo dirayaa reer xaaji Maxamed Nuur oo kala

Cabdulqaadir Maxamed Nuur

Cabdimajiid Maxamed Nuur

Hindiyo Maxamed Nuur

Sahro Maxamed Nuur (UNESCO)

Muxibo Maxamed Nuur

Asli Maxamed Nuur

Istarliin Maxamed Nuur

Maxamuud Maxamed Nuur

Muslimo Maxamed nuur  iyo  wixii ay sii dhaleen oo ay tiradoodu dhantahay 34, waxaana Eebe looga baryayaa xaaji Maxamed Nuur inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo ayagana samir iyo iimaan ka siiyo, aamiin.

Xaaji Maxamed Nuur Xasan Cali ayaa waxa uu ahaa 106 sano jir balse caafimaad qaba isaga oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray shil gaari oo uu ku galay magaalada Addis abeba.

Baidoa Media Centre

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh