Doorashada aqalka hoose ee baydhabo oo dib loo bilaabey.

Doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka soomaaliya oo wajigiisa labaad maanta ka furmey magalada baydhabo ee xaruunta gobalka bay ayaa waxaa kursiga koowaad ka tartamayey illa sedex gabdhood oo kala ah murayo madeer,  xabiibi deerey,  hani maxamed aadan,  waxaana goobjoog ka ahaa wakiilka qaramada midoobe ee somaliya danjire mickael keating iyo wefdi uu hogaminayo oo baydhabo maanta ay gaareen.

Hani maxamed aadan ayaa ku guuleysatey musharixinti la tartameysey iyadona heshey 26cod halka muraayo ay kensatey 23cod xabiibo deereyna ay kensatey 2cod sidaas daraadedna hani maxamed ay kuguleysatey kursiga sida ay ku dhawaaqeen gudiga doorashooyinka heer federal

Hani maxamed aadan oo ah xildhibaanada maanya ka guuleysatey kursiga ayaa dareenkeda ay ka hadshay waxey u mahadnaqtey besha caalamka gudiga doorashoyinka iyo ergadii dooratey intaba

Kadib maalmo kooban oo dib u dhac uu kuyimid doorashoyinki aqalka hoose ee baydhabo ayaa maanta si toos ah u furmey waxaana furintanka ka qeybgaley ama goobjoog ka ahaa wakiilka qaramada midoobey ee somaliya mickael keating fb_img_1479549827686 20161119_112931 20161119_112952 20161119_112944

 

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh