Daawo sawirro dhibaatada tahriibayaasha ku haysato xeebaha Liibiya iyo Talyaaniga

Ayada oo ay dad badani kusoo dhiiradaan inay soo tahriibaan ayaa hadana waxaa sii badanayso dhimashada dadka naftooda kusoo biimeeya bada Medhitareeniyanka gaar ahaan ayaga oo isku dayaya inay soo galaan dalka Talyaaniga si ay ugusii gudbaan dalalka kale ee qaarada Yurub.

Tirada dadka sanadkaan gaaray xeebaha Talyaaniga ayaa lagu sheegay 142000 boqol afartan iyo laba kun ayada oo ay geeriyoodeen 3100 sadex kun iyo boqol ruux.

Dadka tahriibayaasha ah ayaa inta badan ka kala yimaada dalalka kala ah Somaliya, Nigeria, Ethiopia, Eritrea, Guiniea,Gambia,Sudan iyo Ivory Coast.

tahribayal-libya-1tahribayal-libya-2 tahribayal-libya-4 tahribayal-libya-5 tahribayal-libya-6 tahribayal-libya-10 tahribayal-libya-9 tahribayal-libya-7 tahribayal-libya-8 tahribayal-libya-11 tahribayal-libya-12

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh