Baidoa Media Centre oo tahniyad dhalasho farxad leh u dirayso wariye Yaasir Xadaad iyo xaaskiisa oo ay gabar ugu dhalatay magaalada Baydhaba

birthday-cardGuud ahaan maamulka iyo howlwadeenada shabakada warbaahinta Baidoa Media Centre, dhamaan qoysaska reer Xadaad Cabdalla iyo reer Xasan Cumar iyo asxaabtooda ayaa waxa ay tahniyad dhalasho u dirayaan wariye Yaasir Xadaad Cabdalla iyo xaaskiisa Deeqo Xasan Cumar oo ay gabari ugu dhalatay magaalada Baydhaba gaar ahaan xaafada isha gabadhaasoo loo bixiyay Cayni Yaasir Xadaad.

Waxa  ay dhamaan dadka dirayo tahniyadan Illaah uga baryayaan Cayni inay noqoto tii danteeda, waalidkeed, dalkeeda iyo diinteeda anfacdo soona barbaarto, aaamiin.

 

Baidoa Media Centre

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh