Mar dhow la soco wareysi: Hantida Qaranka iyo Heshiisyada la galay maxaa ka dambeyn doona?

ogeysiisDhamaan akhristayaasheena sharafta leh waxaan la socodsiinaynaa innaan goor dhow usoo gudbin doono wareysiyo xasaasi ah kuna aadan Hantida Qaranka iyo Heshiisyada la galay gaar ahaan kuwa ay galeen dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulada ka jiro dalka Soomaaliya oo ay Somaliland ka mid tahay weliba ayada oo uusan jirin sharcigii maalgashiga .

Heshiisyada lala galay shirkado shisheeye ayaa waxa ay leeyihiin sharuudo iyo sanado ay socon doonaan oo ay qaarkoodba socon doonaan mudo 30 sano ah ayada oo aanay jirin dowlad xoogan oo wada maamusho dalka Soomaliya.

Hadaba faah faahino iyo xogo dheeraad ah goor dhow ka filo Baidoa Media Centre waxaana inoogu marti ah aqoonyahan dhaqaalayahan ah oo in badan la socda arimaha dhaqan dhaqaale ee dalka Soomaaliya iyo guud ahaan caalamka.

 

Baidoa Media Centre

Add a Comment