Tacsi loo dirayo guud ahaan reer Maxamed Nuur oo ay hooyadood ku geeriyootay Addis ababa

Tacsi rasmiHadaba dadka kala ah:

Xasan maxamed Idiris

Mustaf Xuseen Cai

Cabdicasiis Dhegacade

Aadan laftagareeen

Cabdulqaadir Sheekh Abubabakar

Caalin Hilowle Xasan

Cali Xariimow

Abuukar Sheekh Cabdullaahi

Cabdulqaadir Axmed Maxamed (Chief Sagaarey)

Dr Cumar Cabdiraxmaan

Naciimo Maxamed Axmed

Dhamaan dadkani iyo kuwa kale oo fara badan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Maxamed Nuur oo uu u horeeyo aabe Maxamed Nuur, Sahro Maxamed Nuur, Hindiyo Maxamed Nuur, Cabdimajiid Maxamed Nuur, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Asli Maxamed Nuur iyo Muxibo Maxamed Nuur iyo guud ahaan reer Maxamed Nuur inuu samir iyo iimaan ka siiyo hooyo Culim Xaydar Ibraahim ayadana qabrigeeda u waasiciyo, aamiin aamiin aamiin.

 

Baidoa Media Centre

 

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh