Daawo sawirada munaasabada caleema saarka ugaas Xasan ugaas Khaliif oo Beledweyne ka socota

Waxaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan si toos ah uga socota caleema saarka ugaaska beesha Xawaadle, ugaas Xasan ugaas Khaliif ugaas Rooble kaasoo xilkaas la wareegay sida uu qorayo xeerka ugaasyada beesha Xawaadle kadib markii uu geeriyooday Allaha u naxariistee walaalkiis ugaas Cabdiraxmaan ugaas Khaliif ugaas Rooble.

Hadaba waxaan idiinsoo gudbinaynaa sawirro horudhac ah oo ku saabsan munaasabada caleema saarka ugaaska oo hada ka socota magaalada Beledweyne ayada oo ay ka qaybgalayaan wasiiro, xildhibaano, saraakiil ciidan, ugaasyo, nabadoono iyo weliba waxgarad ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-5Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-11 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-10 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-9 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-8 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-7 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-2 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-3 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-4 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-5 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-6 caleema-saar-ugas-10 caleema-saar-ugas-12 caleema-saar-ugas-14 caleema-saar-ugas-15 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-1 caleema-saar-ugas-9 caleema-saar-ugas-7 caleema-saar-ugas-6 caleema-saar-ugas-5 caleema-saar-ugas-5 (1) caleema-saar-ugas-4 Caleemo-saarka-Ugaas-Xassan-12

 

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh