BaydhabaMagaalada Baydhaba oo ka mid ah magaalooyinka ugu waa weyn dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka socoto diyaargarowga loogu jiro maalinta Ciida.

Hadaba wariyaheena magaalada Maxamuud Timacade ayaa waxa uu inoogasoo diray halkaas warbixin ku aadan sida ay dadku iskugu diyaarinayaan Ciida isaga oo soo dhex maray suuqyada magaalada.

Baidoa Media Centre