Tahniyad dhalasho farxad leh oo loo dirayo Xasan Maxamed Idiris iyo xaaskiisa oo uu wiil ugu dhashay dalka Jarmalka

card2Magaalada Wesbaden ee dalka Jarmalka ayaa waxaa 21kii bishaan June uu wiil ugu dhashay ex-xildhibaan Xasan Maxamed Idiris iyo marwadiisa Nimco Maxamed Axmed, wiilkaas ayaa loo bixiyay Cabdicasiis Xasan Maxamed, hadaba waxaa tahniyad dhalasho farxad leh u dirayo dadka magacyadoodu ay hoos ka muuqdaan.

Fardowso Cabdi Cali

Cabdullaahi Maxamed Idiris (Leesto)

Maxamed Cabdi Maxamed (Mad Kabay)

Cali Maxamed Yarow

Mustaf Cali Xuseen

Muxibo Maxamed Nuur

Faadumo Sheekh Nuurow

Cabdirisaaq Bood boode

Bile Axmed Caliyow

Aadan Laftagareen

Cabdulqaadir Axmed Maxamed (Chief Sagaarey)

Cabdicasiis Maxamed Axmed (Dhegacade)

Sahro Maxamed Nuur

Cabdulqaadir Sheekh Abubakar (Dhaalib)

Caalin Hilowle

Xasan Maxamed Aamin

Maryan Isaaq Xasan

Nimco Isaaq Maxamed

Cali Xariimow

Cali Isaaq

Faadumo Isaaq Gacamey

iyo dad badan oo aan lasoo koobi karin kuna kala nool dunida dacaladeeda kala duwan. Dhamaan dadkani waxa ay Illaah uga baryayaan inuu noqdo Cabdicasiis yare kii soo bar baara ee waalidkiis adeeca, diintana barto, naftiisa, tan waalidkiis, dadka iyo dalkaba anfaco. Aamiin.

Guud ahaan shaqaalaha shabakada warbaahinta Baidoa Media Centre waxa ay sidoo kale leeyihiin ”Cabdcasiis yare soo bar baar”

 

Baidoa Media Centre

 

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh