HABEENKII SAWIRRO: ABAAD EE ABAL MUXSINIIN AFURINTA MASJID JAAMACA BAYDHABO

ILAAHAY HA CISEEYEE ADUUN IYO Aakhiraba Abal Muxsiniin Cabdi Maxamed Gurey  ayaa ka mid ah Muxsiniinta Qurbo joogta Soomaaliyeed ee ku dhaqan USA – Atlanta-Georgia .

Mudane Cabdi Maxamed Gurey saad la socotaan horaantii bilowga bisha Ramathaan afarteeda  iyo habeenkii kow iyo tobanaad ee bisha barakeysan ayuu wuxuu dusha u dhigtey inuu keligiis baxsho ifdhaarka boqolaal saa’imiin ah oo laga afuriyo masjid jaamaca magaalada Baydhaba.

Hadaba walaalkeena xaliimka ah waxaan Allaah uga baryaynaa inuu u yeelo niyadiisa Saalaxa ah,sidoo kale Allaah waxaan kaloo ka baryaynaa inuu ina siiyo Abal Muxsiniin Badan oo Cabdi Maxamed Gurey  oo kale ah Aamiin.

Walaalkiina

Bashiir Maxamed Aden

DSC09492DSC09504 DSC09498 DSC09508 DSC09509 DSC09510 DSC09511 DSC09512 DSC09517 DSC09518 DSC09519 DSC09522 DSC09524 DSC09525 DSC09528 DSC09532 DSC09533 DSC09534 DSC09536 DSC09537 DSC09538 DSC09541 DSC09550 DSC09565 DSC09585 DSC09583 DSC09587 DSC09589

Add a Comment