Louis van Gaal Oo Laga Ceyriyay Man united

van gaalKooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa shaqada ka ceyrisay macalinkooda reer Holand,

Ee Louis Van Gaal. Waxana lagu wadaa in shqadaas loo magacaabo macalinkii hore ee Chelsea, Jose Mourinho. Vangaal ayaa shaqada laga joojiyay iyada oo qandaraaskiisa kooxda ay ka harsan tahay,hal sano.

Kol sii horeysay ayaa leysla dhex marayay in ciyaartii koobka FA-ga ee uu koobka kaga qaaday, kooxda Crystal Palace ay aheyd, ciyaartii ugu danbeysay ee uu kooxda leyliyo.

Berito oo talaado ah ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo magacaabista Jose Mourinho isaga oo kulan la qaatay madax sare oo ka tirsan kooxda Manchester United.

Shiiqa

Baidoa Media Sport

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh