Klose oo Axada macsalaameyn doona Lazio

KloseWeereryahanka 37 jirka ah ee reer Germany ee Miroslov Klose ayaa u dheeli doona kulankiisi ugu danbeeyay, kooxda ku cayaarta gegida Caalamiga ah ee Olympic stadium ee Laizio.

Weeraryahanka reer Germany ayaa dhaliyay xili ciyaareedkan serie A lix gool oo kaliya, Iyada uu kusoo bilowday un 13 kulan oo kaliya.

Waxay aheyd sanadkii 2011kk markuu  Laizio kaga soo biiray kooxda Bayern Munchen laakiin heshiiska Klose ayaa ku ekaa xili ciyaareedkan sida ay  sheegayaan warbixinada qaar.

Kulanka Axada ay kooxdiisa Lazio la dheeli doonto kooxda Fiorentina ayaa noqon doona kulankiisa ugu danbeeya.

Baidoa Media Sport

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh