Liver pool oo iska xadirisay finalka Europa League

Koxda LIver Pool oo garonkeda ku marti gelisay koxda reer spain ee Villa Real

Labada koxood ayaa soo bandhigay cayaar wanagsan oo mdba ay manka ku haysay

in ay guleysato.Daqiqadii 7aad ayaa wxa gool iska dhaliyay cayaryahanka Villa Real

Ee lagu magacabo Bruno Soriano lkn Villa Real ayaa ku dadaleysay in goolka

iska soo gudo lkn daqiqadii 63aad waxaa labeyay Daniel Sturridge, lkn sided daqiiqo

ka dib waxaa calanada gadudan loo tagay cayaryahanka ka tirsan Villa Real ee lagu magcaabo

Victor Ruiz daqiqadii 81aad  Adam Lallana ayaa Liver Pool u dhaliyay goolki 3aad.

sidaas ayey Liver Pool ugu soo baxday finalka.

Halka koxda reer Spain ee  Seville aya  kasoo talaabsatay koxda reer Ukrain ee Shakhtar Donetsk

Cyarta finalka waxaa isku heleili doona koxda Liver Pool Vs  Sevile ciyaaryaas oo ka dhici doonta magaalada Basel ee dalka Switzerland maalin arbaco ah ee ay bisha tahay May 18.

 

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh