Real Madrid oo iska xadirisay Finalka Champions League

Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa garonkeda Santiago bernabeu kusoo dhweysay

kooxda kubada cagta ee Manchester City.Iyada oo labada koxodba ay radinayeen guul

Si ay mid waliba u noqoto mid iska xadirisa, Finalka Champions League ee ka dhici doona

garoonka San siro ee magaalada Milano.

Markii uu garsoruhu seriga ka dhawajiyay waxey durba labada koxod bilaben weraro

isdaba joog ah.

Daqiqadii sagalad ee ciyarta waxa uu mar kale dhawac soo garay dafaca wayo araga ha

ee reer belgium  vincent kompany  ahna kabtanka Man City, waxana lagu badalay

dafaca reer France ee Eliaquin Mangala.

Daqiqadii 20aad ee ciyarta koxda Real Madrid ayaa heshay golkedi furitanka

kubad uu laday gareth bale ayaa waxey sii tabatay Fernando, taas oo shabaqa

Man City gashay.Labada koxodba waxey aburayeen fursado lakin gabagabadii

waxey ku dhamatay gool iyo waxba, tas oo Real Madrid ay iska xairisay ciyaar

dhamadka Chmpions League oo la ciyari doonto koxda ay isku magalada yihiin

ee atletico madrid oo kasoo badisay koxda reer Germany ee bayern munich.

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh