Cyartoyda Leicester city oo farxad darted ku sigtay

cayaartoyCayartoyda koxda Leicester CIty ayaa si waali ah u dabaaldagay iyaga iyo taageerayashoda. Iyagoo maleysan kari wayay horyalka ay markodi ugu horeysay ku guleysteen.

Tagerayaasha  ayaa waxey cayaarta kala socdeen dhalooyin waweyn oo wadooyinka loogu xeray halka cayaartoyda kooxda ay cayaarta ku daawanayeen guriga weeraryahankooda Vardy.

Markii uu garsooruhu ka dhawajiyay seerigii dhamaadka ciyaarta ayaa cayaartoydu waxey ku sigteen in ay alaabta guriga Vardy burburiyaan farxad darteed.

 

Baidoa Media Centre

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh