Dallada Koonfur Galbeed ee Sweden oo tacsi u dirayso reer Sheekh Maxamed Hargeysa

tacsiDhammaan gudiga dhexe ee Dalladda KGS Sweden iyo dhamaan jaaliyaddaha KSG ee Sweden, waxa ay tacsi u dirayaan Jamiila Sheikh Mohamed Hargeisa  oo  ah Gudoomiye Kuxigeenka Dalldda Koonfur Galbeed ee Sweden, oo walaalkeeda Nuuni Sheikh Mohamed Hargeisa, maanta 28 February 2016, ku geeriyooday qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee  ka dhacay magaaalada Baydhabo ee Golbolka Baay.  Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.

Tacsida waxaa kaloo loo dirayaa dhammaan reer Sheikh Mohamed Hargisa oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibediisa.   Marxuumka  Waxaa Alla looga baryayaa inuu Jannadii Fardowsa Alla ku abaalmariyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan Alah ka siiyo.

Sidoo kale waxa ay Dallada KGS ee Sweden tacsi midaas la mid ah u diraysaa dhamaan qoysaskii, eheladii iyo guud ahaan ummada Muslimiinta ee ay ehelkoodu ka mid noqdeen dadkii maanta ku dhintay qaraxyadii kala duwanaa ee ka dhacay magaalada Baydhaba.

 

AAMIIN.

Abdulkadir Abukar Shiekh

Dalladda KGS ee Sweden

Sydvastsomalisak Riksförbudet i Sverige (SRS)

email:   sydvast.somaliska@outlook.com 

 

One Response

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh