Sawirro: Magaalada Baydhaba oo lagu qabtay tartan orod 5.1km ah oo ay ka qayb galeen saraakiisha UNSOM, AMISOM IYO KOONFUR GALBEED

Magaalada Baydhaba ayaa waxaa lagu qabtay tartan orodo ah oo ay ka qayb galeen saraakiil ka kala socotay dowlada Koonfur Galbeed, xafiiska siyaasada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM iyo weliba ciidamada AMISOM sector III.

Tartanka oo ahaa mid is dhex gal iyo kor u qaadida wada shaqaynta saraakiisha kala duwan ayaa waxa uu ahaa 5.1 Km.

Tartanka ayaa kusoo idlaaday jawi wanaagsan.

orodo (2)orodo (3) orodo (6) orodo (5) orodo (4)

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh