Innaalilaah Wa inaa Illahayhi raajicuun, Dr. Xuseen Waaberi oo ku geeriyooday magaalada Xuddur

WaaberiInnaalilaah Wa Inaa Illayhi raajicuun naf kastaba waxa ay dha dhamin doontaa mowdka waa sida Eebe SWT inoogu sheegay Quraankiisa kariimka ah,  Allaha u naxariistee waxaa saakay sabaxnimadii ku geeriyooday magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool Dr Xuseen Cabdi Mamayow ( Xuseen Waaberi) oo ahaa dhakhtarka gobolka Bakool ugu caansanaa wax badana kasoo qabtay arimaha dhanka caafimaadka gobolka si weyna ay u tebi doonaan reer Bakool guud ahaan gaar ahaan magaalada Xuddur oo uu inta badan ku howlgali jiray dhakhtarku.

Dr. Waaberi ayaa ahaa dhakhtar si weyn looga yaqaanay guud ahaan Koonfurta Soomaaliya iyo weliba si gaar ah gobolada Koonfur Galbeed isaga kasoo howlgalay inta badan gobolada dalka Soomaaliya sidoo kalena lasoo shaqeeyay inta badan hay’adaha caafimaadka u qaabilsan caalamka iyo kuwa arimaha bulshada, sida, UNICEF, WHO, MSF, IMC, MDM iyo kuwa kale oo fara badan.

Waxaa tacsi dirayo dadka soo socda,

Drs. Xaawo Maxamed Xasan, wasiirka caafimaadka XFS

Nimco Isaakh Maxamed

Maxamed Cali Wanaag

Cabdinuur Abuukar

Caalin Hilowle

Xaawo Luul Macallin Shig Shigow iyo seygeeda Maxamed Cabdullaahi Sheekh Aadan

Dr. Cali Maxamed Sheekh iyo xaaskiisa Ubax Xaaji Yuusuf

Fardowso Cabdiraxmaan Jaamac

Yoonis Isaakh iyo xaaskiisa Sahro Isaakh Maxamed

Qaasin Maxamed Axmed

Nuurto Maxamed Axmed

Xasan Maxamed Axmed

Xasan Yuusuf iyo xaaskiisa Nasro

Aadan Maxamed Aadan

Salaad Xuseen Shacbaan

Cabdiraxiin Nuur Farey

Cali Yare Faarax Ibraahim

Xabso Faarax Ibraahim

Farxiyo Afar indhood

Xasan Maxamed Idiris iyo xaaskiisa Nimco Maxamed Axmed

Cabdicasiis Maxamed Axmed (Dhegacade)

Cabdulqaadir Dhaalib iyo xaaskiisa Sahro Maxamed Nuur

Cabdulqaadir Axmed Maxamed (Chief Sagaarey)

Luul Faarax Ibraahim

Casiiso Aadan

Fataaxay Maxamuud Ceynab

Mahdi Maxamuud Ceynab

Xasan Maxamed Cabdi (Xasan Bariimo)

Laylo Xaaji Yuusuf ( Waraabe Cade)

Ubax Gaabow

Kaltuumo Maxamed Sheekh Cabdalle

Daador Cali Nuur Cusmaan

Xuseen Mugaale

Maxamed Mugaale

Xaawo Mugaale

Fartuun Cabdi Maneena

Jamaal Cabdi Maneena

Xuseen Mad Diyaad

Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Isow)

Xuseen Macallin (Aawaa)

Cabdiqadar Xasan Mursal (Salas)

Suldaana Madyare

Samra Ibraahim Cumar

Aamino Maxamed Nuur Sheekh Cabdalle

Faadumo Maxamed Nuur Sheekh Cabdalle

Xabiibo Maxamed Sheekh Cabdalle

Xaliimo Sheekh Mukhtaar

Cabdicasiis Sheekh Mukhtaar

Cabdiqafaar Maxamed

Safiyo Sheekh Mukhtaar

Sudeysi Cadaawe iyo xaaskiisa Muna

Farey Cali Yuusuf

Aadan Cali Yuusuf

Cabdinaasir Mayow Meere

Tuuney Maxamed Jilible

Cabdi Mad Nuurow

Golle Ibraahim Iidow

Faadumo Xuseen

Faadumo Sanweyne Xasan

Aamino Sanweyne Xasan

Safiyo Sanweyne Xasan

Barfuun Sanweyne Xasan

Luul Waraabe Cade

Raaqiyo Waraabe Cade

Yoonis Waraabe Cade

Maxamed Waraabe Cade

Ayuub Waraabe Cade

Dhamaan qoyska reer Xaajiyo Owliyo Mad Yarow

Dhamaan qoyska reer Xaaji Isaakh Maxamed Mursal

Dhamaan qoyska reer Cabdiraxmaan Jaamac

Dhamaan qoyska reer Calinuur Cusmaan Daafeedow

Dhamaan qoyska reer Aadan Fayiis

Dhamaan qoyska reer Sheekh Xuseen

Dhamaan qoyska reer Dadow

Dhamaan reer Xaaji Yuusuf iyo hooyadood

iyo guud ahaan jaaliyadaha Koonfur Galbeed ee Sweden iyo dalalka kale ee caalamka. Dadkaan oo idil iyo in ka badan ayaa waxa ay tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaan  qoysaskii, eheladii, qaraabadii  asxaabtii iyo dhamaan ummada kasoo jeedo Koonfur Galbeed Soomaaliya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid halgamaagii weynaa, dhakhtarkii weynaa ee gobolka Bakool iyo guud ahaan gobolada Koonfur Galbeed marnaba aanan la iloowi doonin wax qabadkiisia iyo taariikhda uu kaga tegay dadka ku dhaqan gobolka Bakool Alllaha u naxariistee Dr Hussein Cabdi Mamayoow ( Huseen Waaberi)  waxa ayna Illaaha awooda badan uga baryayaan inuu janadiisa Fardowso ka waraabiyo uguna dembi dhaafo fadliga wixii uu usoo qabtay dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Bakool iyo guud ahaan gobolada kale ee dalka, Aamiin, Aamiin.

Sidoo kale howlwadeenada shabakada warbaahinta Baidoa Media Centre ayaa waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ummada Soomaaliyeed geerida ku timid Dr. Waaberi oo ahaa dhakhtar ay dadka gobolka Bakool si weyn u tebi doonaan.

 

Baidoa Media Centre

2 Comments

  1. Maryan Khalif Mohammed
  2. Kerad many an (gongalas)

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh