SYDVÄSTSOMALISKA RIKSFÖRBUNDET I SVERIGE (SRS)
DALLADDA KOONFURGALBEED EE SWEDEN
TACSI – MARXUUM SHEIKH OMAR IBRAHIM
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Dhammaaan gudiga dhexe ee Dalladda KG Somaliya ee Sweden, jaaliyadda hoosyimaada Dalladda Koonfurgalbeed Somaliya ee Wadanka Sweden iyo Golaha Odayaasha Dhaqanka ee Dallada KGS ee Sweden, waxa ay tacsi u dariyaaan dhammaan qoysaskii, qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah U naxriisto Marxuum Sheikh Omar Ibrahik oo shalay ku geeriyooday magalada Baydhabo, ka dib markii uumudo xanuunsanaa. Marxuumka, Sheikh Omar, waxa uu ka mid ahaa dadka aad looga yaqaan magaalada Baydhabo oo uu degenaa waxqi aad u farabadan. Waxaana uu ka mid ahaa ganacsatada magaalada Baydhabo.
Sidaa darteed, waxaana tacsiyadadaan diraya guud ahaan xubnaha iyo qosyaska Jaaliyadaha kala duwan ee hoosyimaada Dalladda Koonfurgalbeed ee Wadanka Sweden iyo golaha odayaasha ee Dalladda KG ee Sweden. Waxaana tacsiyaddaan loo dhirayaa dhammaan caruurtii, eheladii iyo qaraabadii u ka geeriyooday Sheikh Omar Ibrahim. Gaar ayaah waxaa loo tacsiyeynayaa Muxidiin Sheikh Omar, Ali Sheikh Omar, Mohamed Sheikh Omar, Qadro Sheikh Omar, Muna Sheikh Omar iyo dhammaan ehelkii Sheikh Omar Ibrahim.
Waxaana Alla ugu baryeynaa in marxumka Naxriistii Jannada Alla ku abaalmariyo, qoskii iyo ehelkii uu kabaxayna samir ii immaan ka siyo. AAMIIIN- AAMIIN – AAMIIN
Abdulkadir Abkar Sheikh
Gudoomiyaha Dalladda KG ee Sweden
sydvast.somaliska@outlook.com