Dallada Koonfur Galbeed Sweden oo hambalyo dhalasho u dirayso Maxamed Yuusuf iiyo xaaskiisa Sacdiyo Cusmaan Gaabow oo uu wiil ugu dhashay magaalada Gävle

tahniyadWaxaan halkaan hambalyo dhalasho farxad leh ugu diraynaa  Mohamed Yusuf (Mohammed-Deeq)  oo ah Gudoomiyaha Jaaliyaddda Digil Mirifle ee Gävle, ee dalka Sweeden iyo Xaaskiisa, Sacdio Cusmaan Gaabow  oo shalay 17 September 2015,saacadda markey 02:00 saxdii dhexe uu wiiil ugu dhashay Magaalada Gävle ee Sweden.  Maasha Allah Hooyada iyo Wiilka waa caafimaad qabaan.  Wiilkaas oo magaciisa loobixiyayr Yusuf Mohamed Yusuf. 
 
Sidaa dateed,   anigoo ku hadlaayo magaca Dalladda  KGS ee Sweden (Sydvästsomaliska Riksförbundet), waxaan halkaan ugu diryaa hambalyo Mohamed- Deeq iyo Xaaskiisa  Sacdio dhalasha wiilka cusub oo nagu soo biiray.  Waxaan Alla ugu baryeynaa inuu  ku soo barbaariyo  jaceylka diintiisa, waalidkiisa, dadkiisa  iyo dalkiiisa.   Waxaan leenahay marlabaad wiilka dhashay ku soo barbaar  Caafimaad , nabad iyo Barwaaqo.     
 
 
Mahadsanidiin.
 
Abdulkadir Abukar Sheikh
Gudoomiyaha Jaaliyadda KGS Sweden.
Sydvästsomaliska Riksförbundet  I Sverige (SRS)
 
e-post: sydvast.somaliska@outlook.com 
18 Sept. 2015

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh