Gudoomiyaha Dallada Koonfur Galbeed ee Sweden oo u dirayo tahniyad dhalasho farxadeed qoyska Mukhtaar Cali Cabdiraxmaan oo uu wiil kusoo biiray

tahniyad”Anigoo ku hadlaayo magaca  Midowga Jaaliyadaha KG Sweden, Denmark , Jarmalka, iyo gaar ahaan kan Dalladda Koonfur Galbeed ee Sweden  waxaan halkaan hambalyo ugu dirayaa Mukhtaar Ali Abdirahman (Mukhtar Borow)  oo ka tirsan gudiga dhexe ee  Jaalliyadda Koonfur Galbeed ee Denmark iyo xaaskiiisa Habiibo Ahmed Mohamed oo uu wiil ugu dhashay taariikhda markay aheyd 14 July 2015, magaalada Göteborg ee dalka Sweden.
Waxaan Alla ugu baryeynyaa inuu ka dhigo kii ku soo barbaara  Jeceelka diintiisa Islaamka, dadkiiisa iyo  dalkiisa.     Waxaan kaloo Alla ugu barbeynaa inuu noqdo mid baari u ah waalidkiiisa iyo dhammaan ehelkiiisa.   Willkaas ayaa  loo bixiyay Mohammed Mukhtar Ali (Boorow 2) 
Ugu dambjeyntii waxaan qoyska Mukhtaar  la qeybsanaynaa  farxadda hambalyada dhalashada wiilka nagu soo biiiray  iyo tan Ciida  Al- Fitri ee fooda nagu soo heyso oo aan idin leenahay CIID MUBAARAK .”
Waxaan idin rajeyneynaa Guul.
Abdulkadir Abukar Sheikh
Gud. Dallda KG Swdeden.
sydvast.somaliska@outlook.com 

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh