Tahniyad dhalasho farxad leh.

tahniyadAnigoo ku hadlaayo magaca dhammaan Jaaliyaddaha hoos yimaada Dallada KG Sweden iyo keeygaba waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa Ahmed Isack iyo Xaaskiisa  Cadeey oo gabar ugu dhalatay maanta  25 May 2015 magaalada Skövde ee Sweden.
Maasha Allah maamma Cadeey iyo gabadha nagu soo biirtay labadaba wey caafimaad qabaan, waxaaana alla ugu baryeynaa inuu u siyaadiyo caafkimaadka.
Tan kale, waxaan kaloo Alla ugu baryeynaa in gabadha yar inuu  Allah ku barbaariyo  jaceylka diinteeda, dalkeeda , dadkeeda iyo in ay baari u noqoto waalidkeeda iyo ehelkeeda.  AAMIIIN.
Abukar Abukar Sheikh
Dalladda KG Sweden

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh