Sawirro: Tartan cayaareed kubbadda cagta ah oo lagu maamuusayo cayaaryahan Cabdulaahi Beynax Yuusuf oo Baydhabo ka bilowday

Waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ka furmay tartan cayaareed kubbadda cagta ah oo u dhaxeeya naadiyada ka dhisan magaaladaas.

Tartan cayaareedkaan kubbadda cagta oo lagu maamuusayo cayaaryahan Cabdullaahi Beynax Yuusuf oo horay ugusoo cayaaray xulkii gobolka Bay iyo kii qaranka Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka furmay garoonka cayaaraha Dr. Ayuub Sheekh Yarow ee magaalada Baydhaba.

Xiriirka cayaaraha Koonfur Galbeed ayaa waxa ay ugu magac dareen tartankaan ”Ku dayashada cayaaryahanka Wanaagsan” waxaana si gaar ah loogu talagalay cayaaryahanka Cabdullaahi Beynax Yuusuf oo dhiiri gelin la garab taagan mudooyinkaanba xiriirka kubbadda cagta ee gobolka Bay sidii dib loogusoo nooleyn lahaa cayaaraha kala duwan gaar ahaan kuwa kubbadda cagta ee gobolka.

baydhabo1Baydhabo2Baydhabo3Baydhabo8 Baydhabo7 Baydhabo6 Baydhabo5 Baydhabo4 Baydhabo3

Leave a Reply

Ad Blocker Detected

Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors. Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Refresh